Home 2020
Yearly Archives: 2020
Jaamacada caanka ah ee Oxford oo soo saareysa talaal loogu tala galay Caronavirus
xili cudurka Caronavirus oo ku dhacay dad ka badan 2-Milyan qof oo daafaha dunida ku nool, is marahaantana uu dilay dad ka badan 154,000 oo...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u...
Laba ruux oo ku geeriyootay guri ku soo dumay Muqdisho
Warar dheerada ayaa ka soo baxaya khasaare kala duwan oo ka dhashay shaqaale uu ku soo dumay guri ay dhisayeen oo ku yaalla xaafadda...
Sucuudiga oo soo Jeediyey In Salaadda Taraawiixda Lagu Tukado Guryaha
Muftiga guud ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa soo jeediyey in Salaadda taraawiixda iyo salaadda Ciidda lagu tukado guryaha, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka...
Ma jiraa weli xal lagu hakin karo faafidda fayraska Corona ee Afrika?
Nairobi,Laba bilood ka hor ayey ahayd xilligi kiiski ugu horreeyey ee cudurka Coronavirus laga helay qaaradda Afrika. Dalka Koonfur Afrika ayaa ah dal uu...
Suuqa Islii Oo maanta gabi ahaan xiran(Daawo Sawiro)
Nairobi, Suuqa Ganacsiga Soomaalida Islii ee Nairobi ayaa maanta gabi ahaan la xiray kadib amar dowlada ka soo baxay.
Ciidamo fara badan ayaa lagu arkayaa...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka FS oo ku geriyooday Muqdisho.
Muqdisho, Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Xildhibaan Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa mudooyinkii...
Sarkaal ku dhintey israsaaseyn dhex-martey laba Ciidan
Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dagaalameen duleedka magaalada Dangoronyo, gaar ahaan Agagaarka deegaanka Dalsan,waxaana la sheegay...
Taliye Xijaar oo balan-qaad ku saabsan Bisha Ramadaan u sameeyey shacabka Muqdisho
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in labadii habeen ee la soo dhaafay uu si rasmi ah Muqdisho uga dhaqan...
Kheyre oo shaaciyey in la kordhinaayo Xarumaha lagu daweeyo COVID-19
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo sida looga badbaadi karo...

























