Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gudoomiye Cumar Finish oo maanta Amray in la xiro dhammaan Hoteelada Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee maamulka gobolka Banaadir
Shirkan oo ay kasoo qeyb-galeen...
Dhageyso: Cali Maxamed Caraale ‘ Waare xil iga qaadi karo.
Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ee xilka laga qaaday ayaa kasoo horjeestaay xilka qaadistaas,isaga oo sheegay inay tahay mid Sharci darro ah,isla markaana...
Dhageyso: Wasiirka Awqaafta oo Amar ku bixiyay in la xiro goobaha lagu cibaadeysto
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa go"aamiyay in la xiro goobaha barashada Diinta,dugsiyada iyo Mowlacyada,islamarkaana dadweynaha kula taliyay...
Soomaali oo laga helay COVID 19 oo lagu karantiilay Imaaraadka Carabta
Wasaaradda Caafimaadka iyo Badbaadinta Bulshadda ee dalka Imaaraadka Carabta waxay sheegtay inay 63 qof oo shisheeye ah laga helay Kiisaska cusub ee Caabuqaasi, kadib,...
Dawlada Federaalka oo ugu baaqday Qaramada midoobay siideynta Soomaali lagu karantiilay xerada Xalane
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee XFS, Dr. C/llaahi Xaashi Cali ayaa waxaa lagu amray in...
puntland oo Heegan gelisay ciidamadeeda
Maamulka Puntland ayaa sheegay, in heegan buuxa la geliyay dhammaan ciidamada kala duwan ee maamulka Puntland, si ay uga hawlgalaan qorshaha sugidda Amniga iyo...
Madaxweyne Farmaajo oo IGAD ka dalbaday in soomaaliya la caawiyo
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroona...
Somaliland oo joojisay Duulimaadyadii uga imaanayay yurub iyo maraykanka
Madaxweyne-xigeenka Somaliland, C/raxmanaa C/llaahi Ismaaciil “Saylici” ahna Guddoomiyaha Guddiga Ka-hortaga COVID 19 waxa uu soo saaray Qoraal uu Shirkadaha Diyaaradaha Caalamiga uga digay inaysan...
Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Gobalka Hiiraan
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii saddexaad u magacaabay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilka laga qaaday Cali...
Gudoomiye Cumar Finish oo kormeeray Goobaha Biyo Fariisinka Gobalka Banaadir
iyadoo lagu guda jiro xili roobaadka Guga ayaa dowlada Hoose ee Xamar wax ay wadaa da’daallo lagu xoojinayo dib-u-habeynta goobaha biya mareenka ah ama...

























