28.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Fariin deg deg ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka...

RW Khayre oo boggaadiyay ciidamadii xoreeyay Janaale

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay xoreynta deegaanka Janaale oo kamid ahaa fariisimaha ugu waaweynaa...

Taliye Ciidan oo Caawa la dilay & faah faahin kasoo baxeysa

0
Wararka laga helayo Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu  diley Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Gobolka Sool ee...

Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo War Cusub soo saartey

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartey talooyin la xiriira ka hortagga cudurka Caronavirus ee laga helay gudaha dalka Soomaaliya markii ugu horeysay,kuwaas oo...

Golaha Shacabka oo dalbadey in la joojiyo Jaadka laga keeno Kenya

0
Kulan gaar ah oo ay Maanta yeesheen Guddiyada Arrimaha bulshada,Gaadiidka iyo Maaliyadda Golaha shacabka ayaa waxaa ay go’aan deg deg ah uga soo saareen...

Dowladda oo sheegtay inay la wareegtay degaanka Janaale

0
Ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo gor-gor ayaa Al-Shabaab kala wareegay degaanka Janaale oo hoosyimaada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha hoose kaasi oo...

Muudey: Amarkii General Odawaa, dareen iyo hadalhayn badan ayuu abuuray

0
Siyaasiga Xasan Cabdulqaadir Muudey ayaa sheegay in amarka ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage uu dhaliyay dareen iyo hadalhayn...

M/weeynaha Jubaland Axmed Madoobe oo gaaray Afmadow, Sawirro)

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha waxaa waxaa safarkan ku wehelinaya qaar kamid ah...

Madaxweyne Kenyatta oo ku dhawaaqay tilaabo cusub oo looga hortegaayo Corona Virus...

0
Muqdisho : Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyay laba kiis oo dheeri ah oo ku saabsan coronavirus ka dib markii Khudbad uu jeediyay goor...

M/weeynihi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo sheegay in ay ku midoobeen hal...

0
Muqdisho : Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa mar uu si kooban ula hadlay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...