Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dowladda oo mamnuucdey inay dalka soo galaan dadka ka imaanaya Afar dal
Muqdisho : War kasoo baxay Hey’adda Duulista rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucey inay dalka soo galaan muwaadiniinta iyo Ajaanibta ka imaanaya...
Wasiir Cawad oo Puntland u sheegay in ay lashaqeeyso Dowlada Fadaraalka.
Garoowe : Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo khudbad ka jeediyey shirka wadatashiga ee Maanta ka furmay Garoowe ayaa...
Madaxweyne Trump Oo Laga Baaray Cudurka Coronavirus
Washington : Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa laga baaray xanuunka Coronairus, waxaana la shaaciyay in madaxweynaha uusan qabin xanuunkaasi oo fara ba’an ku haya dunida.
In...
Madaxweyne Dani oo Eeden kulul u jeediyay Madaxda Sare ee DFS.
Garoowe, Madaxweynaha Puntland Siciid Dani ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya.
Dani oo ka hadlayay Shirka wada hadalka Puntland ee...
Norwey oo xirtay guud ahaan Garoomada diyaaradaha.
Oslo,Dowlada Norwey ayaa maanta ku dhawaaqday in ay xirtay Xuduudaha Wadanka iyo guud ahaan Garoomada Diyaaradaha.
Ra,isul Wasaaraha Norwey Erna Solberg oo shir jaraa,id qabatay...
Kuwait oo qaaday tallaabo layaab leh oo Coronavirus lagula dagaalamayo
Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ahi u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu yareynayo faafitaanka Coronavirus.
Caabuqa Corona...
Adeegyada Internetka Shirkadaha Hormuud, Somtel iyo Somnet oo go’an
Waxaa maqan adeeggayada internet-ka ay bixiyaan Shirkadaha Isgaarsiinta Hormuud, Somtel iyo Somnet, waxaana qad la’aan (Internet la’an ah) ah macaamiisha ku xiran adeegga shirkadahaaan.
Macaamiisha...
Sayga cusub Ilhaan Cumar oo la sheegay inuu qaatay Diinta Islaamka
Waxaa maalma kahor dalka Mareykanka ku aqal gashay xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, lagana soo doorta Minnesota.
Ilhan ayaa barteeda Instagram-ka soo...
Dowladda oo digniin u jeedisay maraakiibta ka kalluumeysta xeebaha dalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta.
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame...
Mooto Bajaajle lagu dilay Muqdisho
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi lagu dilay darawal Mooto Bajaaj oo saaka soo shaqo tagay.
Dilka darawalkaan Mooto Bajaajta...

























