Home 2020
Yearly Archives: 2020
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobalka Hiiraan
Dagaal ayaa U dhexeeyay Kooxda la magac baxday Macawiisley iyo Alshabaab kaas oo xalay dhacay degaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaas...
Ilaa 7-Dal oo Afrika Ah oo Laga Helay Coronavirus
Ururka midowga Afrika oo soo saaray qoraal ayaa waxa ay si rasmi ah u sheegeen tirade dalalka afrikaanka ah ee laga helay caabuqa Coronavirus...
Warar hordhac ah oo ka soo baxaya xilka qaadistii Taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir.
Muqdisho,Warar hordhac ah ayaa ka soo baxaya xilka qaadistii shalay lagu sameeyay Taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir Ibrahim Macalin.
Xilka qaadistiisa ayaa la sheegay in...
Dowlada Kenya oo shaacisay xiliga ay ciidankeeda kala baxeysa Soomaaliya .
Warbaahinta dalka Kenya ayaa daabacay war ku saabsan in Dowlada Kenya ay wado qorshe ay ku dooneyso in ciidankeeda jooga gudaha Soomaaliya gaar ahaan...
Gudoonka Baarlamaanka Kenya oo go’aan ka gaaray Xildhibaanadii Muqdisho yimid
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kenya Justin Muturi ayaa ka hadlay Xildhibaano Soomaali Kenyan ah oo safar qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdiho lana kulamy Madaxweynaha...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay hub & xubno Shabaab lagu eedeeyay
Laamaha ammaanka Maamulka Puntland, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen hub & shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ururka Shabaab, kadib hawlgal...
Isgaarsiintii Mandheera Oo Hawada Ka Maqan Iyo Xaalad Cakiran Oo Ka Jirta
Waxaa xalay ilaa iyo saaka hawada ka maqan Isgaarsiintii shirkadda Safaricom ay ka shaqeeyn jirtay Magaalada Mandheera Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.
Warar la...
UDI:Norwey diyaar uma aha qaadashada Qaxooti cusub.
Oslo, Hay,adda laanta socdaalka Norwey Utlendingsdirektoratet(UDI)ayaa shaaca ka qaaday in aysan diyaar u aheyd qaadashada Qaxooti cusub.
Madaxa Hay,adda UDI Frode Forfang oo la hadlay...
Taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir oo xil ka qaadis lagu sameeyay.
Muqdisho,Taliyaha Nabad sugida Fahad Yaasiin ayaa goordhaw xilka qaadis ku sameeyay taliyihii Nabad sugida Gobolka Banaadir.
Ibraahim Macalin ayaa la ogeyn sababaha xilka loooga qaaday.
Balse...
Dabley hubaysan oo Askar ku toogatay Muqdisho
Dabley hubaysan ayaa nawaaxiga Isgoyska Excontrol Afgooye waxa ay ku dileen laba Askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda Federalka Somaliya.
Dilkan ayaa yimid, kadib markii...
























