25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Puntland iyo Shirkad laga leeyahay Imaraadka oo Heeshiis kala saxiixday

0
Heshiiskan oo dhigaya in Shirkadda TISL ay hormarin iyo ballaarin ku samayso dhismaha Terminaalka iyo Jidka Diyaaraduhu ku isticmaalaan ee Garoonka Boosaaso, ayaa bilaaban...

Faah Faahino ka soo baxaya gaari Dad shacab ah ay saarnaayeen oo miino ay...

0
Wararka naga soo gaaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in 5 qof ay geeriyoodeen kadib gaari ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday meel u...

Maxaa ka soo baxay Kulankii Garoowe ku dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi?

0
  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay hoyga uu Garoowe ka degay ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi. Madaxweyne...

Yuusuf Dabageed oo ka hadlay xaalada Magaalada Baladweyne

0
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay inay Jenaraal Abuukar Xuud uu ka baxay balamo ay wada galeen. Yuusuf Dabageed ayaa sheegay...

Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo gaaray Garoowe

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka goboleedka  Puntland. Madaxweynaha dowlad goboleedka...

Wasiirka ganacsiga oo la kala diray Rugta Ganacsiga

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta kala diray rugta ganacsiga iyo Warshaha, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. Sababaha...

wararkii ugu dambeeyay Kooxo dilal ka geystay Muqdisho

0
Warrarka ka aynu ka heleyno degmada Waaberi ee gobolka Banaadir  ayaa sheegaya in rag hubeysan ay sedex qof ku dileen xaafadda buundooyinka ee degmada...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal Culus oo ka dhacay gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ayaa weerar...

Wafdi ay kala Hogaaminayaan Axmed Madoobe iyo Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray Magaalada...

0
Wafdi ay kala ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada Garowe...

Muxuu dhibsaday oo uu ka naxay Sheekh Umal?

0
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada ugu waa wayn ee Soomaalida ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu meel fagaare ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...