28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Qareen u dhashay Dalka Maraykanka oo Hay,addo Maaliyadeed Magaca Soomaaliya uga qaatay lacag ...

0
Abukaate ku nool gobolka Maryland ee Wadanka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira inuu ku lug yeeshay in si khiyaano ah looga...

Puntland oo ka digtay Dabaylo Duufaano wata oo ku soo wajahandegaano ka Tirsan Maamulkaasi

0
Maamulka Puntland ayaa ka digay duufaan cusub oo loogu magac daray "Burevi", taasoo suurtagal ah in ay kusoo beegan bad-Waynta Hinidiya Islamarkaaana isku badali...

Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre: Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe uma qalmo in...

0
Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax ayaa sheegay in madaxweynaha Maamul Gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe uusan  qalmin in...

Cali Guudlaawe oo laga hor istaagay Socdaal uu ku Tagilahaa Magaaada Baladweyne Maleeshiyada Janaraal...

0
Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya saakay Halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeyay ciidamada dowlada iyo Maleeshiyada uu...

Xildhibaanadii Xasaanada laga Xayuubiyay Puntland Sidee u Arkaan Xasaanada laga qaaday?

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo ka Tirsan 8 dii xildhibaan ee baarlamaanka Puntland uu xasaanadda ka qaaday, laanta Afka Soomaalida BBC-da waraysi uuu siiyay...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlay Caqbadaha Maamulkiisa ka heysata Doorashooyinka ka dhici doona...

0
Madaxweynaha Maamulka  Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Jubland kaas oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Jubland. Sida lagu...

Maxay Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ka yiraahdeen Khilaafka Diblumaasiyadeed ee kala dhexeya Dawlada Soomaaliya?

0
Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa maanta  ka dooday khilaafka diblomaasiyadeed eek ala dhexeya Soomaaliya  ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Nairobi. Tallaabadaan ayaa la...

Wax ka Ogow Socdaalka Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya +Muhiimadda Safarkiisa Baladweyne

0
Wafdi uu Horkacayo wasiirka Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa gaaray M/ Baledweyne ee xarunta gobolka...

Muxuu Yuusuf Garaad Cumar ka yiri’ Xilka Cusub ee loo Magacaabay ?

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaan uga mahadcelinayaa kalsoonida uu ii muujiyay in uu ii magacaabo Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ee arrimaha Gobolweynaha...

Qaramada oo sheegtay in Gurmad la gaasiin doono Dadkii ka cararay Dagaaladii Itoobiya

0
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in uu bilowday howlaha Gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan ee Itoobiya. Arrintaan ayaa timid kadib markii Qaramada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...