Home 2020
Yearly Archives: 2020
Gar maqalka kiiskii Marxuumad Hodan shanleyte oo maanta la dhageysanaayo
Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa lagu wadaa in ay mar kale maanta oo Sabtiya u fariisato, dhegaysiga Gar-maqalka eedaysanayaasha loo haysto Kiiskii...
Dhageyso :Degmada Qoryooleey oo la Go,doomiyay
Kadib Weerarkii Shabaab ay Arbacadii ku qaadeen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose, kuna burburiyeen buundadii ugu weynayd ee degmada ayay xaalad adag soo...
Dawlada Federaalka oo u yeertay Safiirada Suudaan iyo Cumaan
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay danjirayaasha Soomaaliya Ku matala Dalalka Cumaan iyo Suudaan.
Warqad ka soo baxday wasiirka arrimaha...
Gudiga doorashooyinka oo la Kulmay Madaxweyne Qoor Qoor
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil, iyo hawlwadeenna ka tirsan GMDQ ayaa xalay la kulmay Madaxwaynaha iyo Madaxwayna ku xigeenka la doortay...
Alshabaab oo soo bandhigtay khasaraha ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini
Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii ciidamada Dawlada Federaalka ka
soo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga Ceel...
Wadooyinka Qaar ee Magaalada Muqdisho oo la xiray
Ciidamada Amaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta xiray inta badan jidadka muhiimka ah ee Muqdisho.
Xiritaanka waddooyinka ayaa la xiriirta Munaasabada xuska sanadguurada...
Ciidamo Hawlgal ka sameeyay Balcad iyo Afgooye
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysnaa waxaa ay ka fuliyeen degaanka Daniga oo u dhaxeeya Degmooyinka Balcad iyo Afgooye.
Dadka degaanka ayaa...
xiisado colaadeed oo ka Tagaan Mandheere
Gudoomiyaha Mandheera Cali Rooba waxa uu ka digay in uu dagaal ku dhexmaro Magaaladaas Ciidamada Dowladda Federaalka ee dhaq-dhaqaaqyada Ciidan ka wada Baladxaawo iyo...
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga doorashooyinka Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay...
Maamulka gobalka banaadir oo joojiyay bixinta Ruqsada FOREX
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa wareegta uu soo saaray waxaa lagu mamnuucay bixinta ruqsada shirkadaha...

























