Home 2020
Yearly Archives: 2020
Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Muqdisho iyo Masuul ka hadlay
Waxaa goor dhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xildhibaan Abuukar Macalin Rashiid oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle.
Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daauud Xaaji Cirro ayaa...
SAWIRO:Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo Muqdisho si heersara ah loogu soodhaweyay.
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo safar ugu maqnaa dalka dibaddiiisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka...
Kenya oo shegtay in ay quseynin xaalad wasiir Janan .
Dowlada Kenya ayaa markii Ugu horeysay jawaab ka bixisay warkii kasoo Yeeray Hay’adaha amaanka dowlada iyo Amnesty international kaas oo ah in Dowlada Soomaaliya...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda Dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika oo Maanta...
Wasiir Goodax Barre oo u jawaabey Ardayda Puntland
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax-barre oo markale ka hadlay khilaafka waxbarasho ee Puntland iyo dowladda federaalka ayaa sidoo kale u jawaabey qaar kamid...
SAWIRO:-Ciidamo loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab oo la soo bandhigey
Ciidamadaan oo dhowaan loo diiwaan galiyay ka mid noqoshada Ciidanka qalabka sida gaar ahaan Xoogga dalka kuna jira dugsiga Tababarka “Aruuris” ee duleedka Deegaanka...
Askar itoobiyaan baxsad ahaa oo u gacan galay Al-shabaab.
Waajid,Askar ka tirsan Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Gobolka bakool ayaa la sheegay in iyaga oo baxsad ah gacanta u galeen dagaalyahano ka tirsan...
Jubbaland oo sheegtay in iska difaaci doonaan weerar kaga yimaada Dowlada Federaalka.
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dowladda Federalka Somaliya dagaal ay ku soo qaaday deeganada Jubbaland, sidaasina waxaa lagu sheegay maanta Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland
Golaha...
Ciidamada Dowladda oo lagu eedeeyay inay dhac ka bilaabeen Beled Xaawo
Ciidamadii ay Dowladda Somaliya u daabushay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu eedeeyay inay durbaba dhac ka bilaabeen degmadaasi, xilli ay maalmo...
Markab ay saarnaayeen 3,700 oo qof oo qaar ka mid ah laga helay cudurka...
Markab ay saaran yihiin 3,700 qof ayaa lagu karantiilay xeebaha Japan, waxaa cudurka Corona laga helay ilaa 61 qof.
Markabkan oo lagu magacaabo Diamond Princess...

























