Home 2020
Yearly Archives: 2020
UDI.da oo isbadal ku sameyn doonta qaabka lagu codsado dhalashada Norwey.
Hey,adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Wadanka Norwey ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan UDI-da ayaa shaacisay in dhawaan isbadal ku sameyn doonto qaabka loo...
Deg deg: Toogasho ka dhacday Oslo.
Hal qof ayaa dhaawac daran soo gaaray kadib toogasho goordhaw ka dhacday Magaalada Oslo ee Caasimada Norwey.
Boliiska Magaalada Oslo ayaa goordhaw bartooda Twitter ku...
Ra,isul Wasaare Kheyre oo lama filaan ku noqotay xildhibaanada Cusub ee Galmudug.
Wararka caawa naga soo gaaraya xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in Ra,isul wasaare kheyre lama filaan ku noqotay qaabka loo soo xulay xildhibaanada cusub...
Ahmed Madoobe oo dar daaran adag u jeediyay Saraashiisha ciidamada Dowlada
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Ahmed Mohamed Islam(Madoobe) oo manta ka hadlayay magaalada Kismaayo ayaa si adag ula hadlay Saraashiisha ciidamada dowlada dhexe ee Soomaaliya.
Ahmed...
Xildhibaanada Cusub ee Galmudug oo inta badan Maanta la soo bandhigay (Aqriso)
Inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta lagu soo bandhigay Magaalada Dhuusa-mareeb.
Gudiga farsamada ee Maamul u dhisida Galmudug ayaa soo bandhigay liiska ilaa iyo...
Guddoomiyihii hore ee Shangaani oo kulan duco ah loo sameeyay
Tartan Kubadda cagta oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Guddoomayahii hore ee Shangaani ayaa lagu qabtay Muqdisho.
Tartankan isboorti ayaa ujeedkiisu ahaa mid lagu xasuusanayey,...
Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an gaaridda barta guusha dayn cafinta.
Dowladda Soomaaliya waxay dadaal ugu jirtaa sidii looga cafin lahaa daymaha uu caalamka ku leeyahay dalkeenna, si hadafkaasi loo gaaro Xukuumadda waxay dhowr mar...
Xuseen Ceelaabe wuxuu ahaa Qaamuus ka baxay Qaranka
Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye, waxaa uu ku dhashay magaalada Seylac ee gobolka Awdal, halkaas ayuu ka bilaabay waxbarashada, Dugsigii Qur’aanka, 1947-dii ayuu...
Akhriso nuxurka Wareysiga Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay taageerada Mareykanka uu siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya...
Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si dar-dar leh u socda
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa la aas-aasay 12-ka April 1960-kii, kaasoo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali...