25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u Fidiyay Maxamed Cumar Carte

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa cafis u fidiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo qorsheynaaya inuu dib ugu laabto magaalada...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun ku riday Rag lagu Eedeeyay Weerarkii Xabsiga Dhexe

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday rag loo heysto  Weerar loo adeegsaday Bambooyinka gacanta iyo Bistoolada oo...

Xaliimo Yareey oo Eedeeyn U jeedisay Madaxda Maamul Goboleedyada

0
Guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yarey) ayaa ku xad gudub heshiis horay loo gaaray ku tilmaantay guddiyada ay soo magacaabeen...

Waare oo Magacaabay Xubnaha Hir shabeele ku Matalaya Gudiga doorashooyinka

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ku mataya guddiga doorashooyinka Federaalka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Xubnaha guddiga Hirgelinta doorashooyinka...

Shabaab oo la wareegay degaan ka Tirsan Gobolka Sanaag

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in Al-shabaab ay la wareegeen Degaanka lagu magacaabo Gurya-samo oo ku yaalla duleedka Degmada Laasqoray ee Gobolkaasi. Xoogag...

Xubno ka Socda Maamulka Koofur Galbeed oo maanta gaaray Magaalada Garoowe

0
Wafdi ka socda baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka ee Maamulkaasi Maxamed Nuur Macalin ayaa maanta gaaray...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir Gudoomiyay Kulankii Ugu Horeeyay ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay.   Kulankan...

Dawlada Jabuuti oo Digniin U jeedisay Shacabka Dalka Keeda

0
Dalka Jabuuti ayaa waxaa ka dhaqangalay amar lagu joojiyay isu socodka Xuduudaha muddo 15-cisho ah si loo xakameeyo Cudurka Covid 19 oo kiisas horleh...

Waa Maxay U jeedka Safarka Madaxweynaha Puntland ee Itoobiya?

0
  Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda safar ugu Amba baxo magaalada Adddis Ababa ee Caasimada wEthiopia. Madaxweyne Deni,...

Ra,iisul-wasaare-Rooble-oo-uga -mahadceliyey-xildhibaannada-Golaha shacabka Ansixinta-golaha Wasiirada Xukuumaddiisa

0
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay wadajir ugala shaqeynayso Dowladaha Xubnaha ka ah DF iyo shacabka Soomaaliyeed...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...