Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Fanaanada Seynab Ali Baxsan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed iyo ehelada Marxuum Saynab Xaaji Cali Baxsan...
Caqabadoha hortaagan Magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee Ra’isul Wasaare Rooble .
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku guul dareestay in mudo bil gudaheed uu kusoo magacaabo golaha Wasiirada ee kamidka noqonaya xukuumada...
Odayaasha saxiixayaasha Hir-Shabeelle oo gaaray Magaalada Jowhar
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle waxaa manta gaaray Ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo dhaweeyay.
Garoonka Diyaaradaha...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in la siidaayo Wariye Cadow
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka dalbaday Madaxda dowladda in xabsiga laga sii daayo Wariye C/llaahi Kulmiye Caddow.
“Waxaan madaxda dawlada ka dalbanaynaa...
Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo dowladda ugu baaqay ilaalinta Sharciga iyo siideynta Wariye u...
Wasiirkii hore Warfaafinta dowladda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in la siidaayo Wariye Cabdullaahi Kulmiye Cadow.
Daahir Geelle oo hadda ah...
Xaflad lagu Taageerayay Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu qabtay Oslo.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qeyb galeen Aqoon-yahano, culumaa’udiin, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo Haween isla markaana ujeedkiisu ahaa taageero loo...
Sanitor Muuse Suudi Yalaxoow oo khudbad ka jeediyay Munaasabada Imaamka Guud ee Abgaal Imaam...
Sanitor Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee BaarlamaankaSoomaaliya , ayaa Khudbad uu ka jeediyey Munaasabad lagu duubayay imaamka Guud ee Abgaal...
Dagaal ka dhacay gobolka Jubada Hoose
Dagaalkaan ayaa ka dhacay Degaanka Taabta ee duleedka degmada Dhoobleey Gobolka Jubbada Hoose Waxa uuna dhex-maray Ciidamada Kenya oo kamid ah howlgalka Midowga Afrika...
Qoor Qoor oo ka digay Colaad Beeleedyada ka jira Galmudug
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi KaariyeQoor Qoor, ayaa sheegay in Maamulkiisu uusan aqbali doonin colaad iyo qalalaase ka dhaca Galmudug.
Qoor Qoor, wuxu sheegay in shacabka...
Ciidanka Danab oo guulo ka sheegtay Hawlgalo ay ka sameeyeen Gobolka shabeelaha Hoose
Taliska Ciidanka Kumaandooska Danab, ayaa laga soo xigtay in ay weerar qorshaysan ku dileen 50 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.
Weerarka ayaa ka dhacay tuulada...

























