24.6 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Muxuu Xasan sheekh ka yiri , Qodobada Heshiiskii doorashada ee lagu gaaray Magaalada...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadlay heshiiskii dhowaan laga gaaray khilaafkii ka Taagnaa doorashooyinka kaas oo lagu gaaray Magaalada Muqdisho Xasan Sheekh...

Ciidanka Danab oo Hawlgal ka sameeyay gobolka shabeelaha Hoose

0
Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Danab ayaa sheegay  hawlgal qorshaysan oo ay Ciidankooda ka fuliyeen  degaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ay ku dileen  xubno...

Wararkii Ugu Dambeeyay shirka ka socda Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda war-murtiyeed ka soo...

Muxuu Dr Cali Khaliif Galayr ka yiri, Su,aashii dhowaan Madaxweyne Farmaajo laga Weydiiyay Arinta...

0
Siyaasi Cali Khaliif Galayr ayaa ka  hadlay Arimo badan iyo Su’aashii Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo laga waydiiyey gobolada  Sool iyo Sanaag, ee uu...

Sidee loo Xaliyay shaqo Joojintii ay ku dhaqaaqeen Shirakadaha Duulimaadyada ee gudaha...

0
Gudi ay ku mideysan yihiin Shirkadaha Duulimadyada Dalka ayaa shalay shaqo joojin sameeyey, waxaana ay hakiyeen dhamaan duulimaadyadii oo dhan, taas oo keentay in...

Gudoomiye Cumar Finish oo digniin u Jeediyay Ganacsatada Wadooyinka Muqdishon Wax ku iibiya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Finish ayaa sheegay in Jidad badan oo ku yaalla muqdisho oo Maamulka Gobolka Banaadir dhismahooda uu...

Madaxweyne Farmaajo , Madaxda Dawlad goboleedyada iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan ku yeeshay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, iyo Gobolka Banaadir, ayaa xalay mar kale shir ku yeeshay Xarunta MadaxtooyadaSoomaaliya ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Tacsiyadeeyay geerida Amiirkii Dalka Kuwait

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka Kuwait uga  Tacsiyeeyey geerida Amiirkii Wadanka Kuwait Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir oo ku geeriyooday ydalka...

Faah Faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Kaalin Shidaal ee...

0
Wararka ka laga helayo Caasimada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goob ganacsi oo halkaas ku taalla uu saaka qabsaday dab xooggan...

Amiirkii Dalka Kuwait oo Geeriyooday

0
Amiirkii Dalka Kuwait Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Dalka Mareykanka isagoo 91-jir ah. "Waa murugo iyo tiiraanyo weyn, waxaan la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...