28.9 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Faah Faahiyay Hawlgalada ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose

0
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay In ciidamada Danab ay xalay Saqdii dhaxe ay howlgal...

Gudoomiye Cumar Finish iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho.

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Finish ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Nicolás...

Wasiirka Maaliyada Puntland oo Su,aalo laga Weydiiyay Cabashooyin laga soo Gudbiyay

0
Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa Maanta hor-tegay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland oo su’aalo ka weydiiyay Cabashooyin ay Guddiga u...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la Kulmay Safiirada Beesha Caalamka ee Soomaaliya+Sawiro Daawo:

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay qaar kamid ah Safiirrada caalamka u fadhiya Soomaaliya. Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad oo...

Maamulka Gobolka Banaadir Muxuu ka yiri Tacadiyada Kufsiga ah ee loo geysto Haweenka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa  Caasimada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xalay guddoomiyay shirka Isbuuclaha ee degmooyinka Gobolka Banaadir, Islamarkaana looga hadlay...

Maxay ka wada Hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele?

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa  ee Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre. Kulankan oo  ahaa soo dhoweeyn, ayaa...

Dhageyso: Ururka SJS oo Si kulul Uga Hadlay Hadalo ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo...

0
Cabdalla Muumin oo ah Xoghayaha Ururka SJS oo u waramay Warbaahinta Aragti Cusub ayaa sinkulul Uga Hadlay Hadalo ka Soo yeeray Madaxweynaha Dawlada Federaalka...

Maxaa looga Dooda yaa Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka maanta ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho?

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Maanta oo Isniin ah waxay ka doodayaan laba sharci oo muhiim ah, kuwaas oo horyaalla Golaha. Dooda...

Goorma la soo xulayaa Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Dawlad goboleedka Hir shabeele?

0
Guddiga soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray   magaalada Jowhar ee xarunta...

Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya oo Heshiis kala Saxiixday

0
Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii haayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood kaas oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...