27.9 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweynaha Jabuuti oo bogaadiyay Heshiiskii Doorashooyinka ee dhawaan lagu gaaray Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo Khudbad u jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa bogaadiyay Heshiiskii Arrimaha Doorashada ee Soomaaliya. Madaxweyne...

Waa Maxay Heshiiska ay Wada gaareen Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Koofur Galbeed Soomaaliya?

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweeyn ah oo isaga iyo wefdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Labada Gole Baarlamaanka Soomaaliya Berri ay ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho?

0
Labada Gole Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri oo sabti ah 26-ka September yeelanaya fadhi wada-jir ah oo ay uga doodayaan heshiiska siyaasadeed ee doorashada oo...

Taliska Ciidanka Nabad Sugida Jubland oo soo bandhigay Walxa qarxa oo dhulka lagu Aasay

0
Ciidanka  Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland ayaa sheegay in ay Fashiliyeen miinoyinkan oo ay Al-Shabaab geliyeen wadada isku xirta Goobweyn iyo Yoontooy ee Gobolka...

Dhageyso: Heshiis laga gaaray Xiisado Colaadeed oo ka Taagnaa Degaanada Qalan qale iyo Xanan...

0
Nabadoon Cabdi Axmed Cali oo loo yaqaano Boqor Cabdalla ayaa waraysi uu siiyay Warbaahinta AragtiCusub ka hadlay dadaalo lagu dhex dhexaadinayo Laba Maleeshiyo Beeleed...

Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo la magacaabay

0
Agaasimaha cusub ee Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa loo magacaabay Cabdirashiid Maxamed Xaashi ka dib markii agaasimihii hore Cabdi Nuur Maxamed Axmed loo...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYBGALAY MEERTADA 75-AAD EE GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY.

0
Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka warbixiyey...

Marwada Koowaad ee Qaranka oo Iclaamisay Olole Nadaafadeed

0
Muqdisho, Sebteembar 24, 2020 : Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin...

Golaha Wasiirada Puntland oo Arimo Xasaasi ah ka hadlay

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland Puntland oo looga hadlay Amniga, xaaladda COVID-19, dhismaha...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...