Home 2020
Yearly Archives: 2020
Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble?
Madaxweynaha Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ay ka wada hadleen...
Hogaanka Xisbiga Wadajir iyo Ra’iisul wasaaraha cusub Oo Kulan yeeshay
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, , ayaa Maanta la kulmay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble.
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ,...
Cabdiweli Gaas oo laba Arrin ka dalbaday Ra’iisul Wasaaraha Cusub
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble uu wakhti yar haysto, sidaas...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo weli kulamo ka wada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulamo gaar-gaar ah la qaatay Madaxweyneyaasha Dawlad Goboleedyada Jubbalanad, Hirshabeelle iyo siyaasiyga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Ra’iisul...
Taliyaha Ciidanka AMISOM oo ku dhawaaqay kordhinta la dagaalanka Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) Diomede Ndegeya, ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay deegaanada Koonfur-galbeed sugidda amniga iyo kaalintii ay...
Xaliimo Yareey & Safiirka Sweden oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Waxaa sidoo kale ay ka wada-hadleen geedi socodka dimoqaraadiyadeynta Dalka iyo tageerada Sweden ay ka gaysanayso dhismaha iyo tayeynta Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka...
Puntland oo digniin kasoo saartay Burcad dhac u geysaneysa Shacabk
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga hadlay Amniga, xaaladda COVID-19, dhismaha...
Xiisad ka taagan degaanka Tukaraq & Somaliland oo Ciidamo farabadan geysay
Wararka aan ka heleyno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan inay halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa...
Ciidanka Booliska Galmudug oo Meel Fagaare ah ku gubay Qamri laga Keenay Itoobiya
Ciidamada booliiska Galmudug ayaa fagaare ku gubay ku yaala Degmada Caabudwaaq 97-Dhalo oo ah Qamri laga keenay Itoobiya .
" Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Amniga iyo...
Gudoonka Goalaha Shacabka iyo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo Kulan Xasaasi ah yeeshay
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay gudddoomiyaha Golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdraxmaan iyo ku xigeenkiisa koowaad, Cabdiweli...

























