Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madasha Xisbiyada Qaran oo Si Kulul Uga hadshay sababta Madaxweyne Farmaajo uu Soo Magacaabi...
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saaray war-murtiyeed ku aadan xaaladda siyaasadeed ee Dalka , waxeyna si weyn dhaliil ugu jeediyeen madaxweynaha Dawlada federaalka Soomaaliya...
Culumo u socotay Qur,aan Akhris oo miino ay kula qaraxday duleedka Gobolka Bakool
Inta la Ogyahay Lix qof oo shacab ah ayaa ku dhintay labo kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii ay miino kula kacday deegaanka Ideed...
Hadal heynta Sheekh shariif iyo Fagaaraha Siyaasada Soomaaliya
Shariif sheikh Axmed oo Gudoomiyaha Madasha Xisbiayada Qaran horena Madaxweyne Uga soo noqday Soomaaliya oo lagu yaqiinay in uu ka soo muuqdo Fagaaraha Siyaasada...
Madaxweyne Qoor Qoor oo Maanta khudbad ka Jeedin doona Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa la filaya in uu Khudbad U jeediyoXildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne...
Wararkii Ugu Dambeeyay Kulan Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage.
Qoraal ka soo...
QM iyo Ururada Saaxiibada la ah Soomaaliya oo War Xasaasi ah ka soo saaray...
Wadamada iyo Ururada ku midaysan Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka, ayaa soo dhaweeyay Shirka Muqdisho uga socda Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka.
Qoraal...
Maxay Tahay Sababta uu Gudoonka Golaha shacabka Dib uu Ugu dhigay Mowshinkii laga keenay...
Guddoonka Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dib u dhigay mooshin ka dhan ah kiiska Xamdi Maxamed Faarax oo ahayd gabar ardayad ah oo...
Koox looga shakiyay in ay ka Tirsan yihiin Ciidanka Dawlada oo la sheegay in...
Kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay iney ka tirsan yahiin ciidanka Militariga Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney fal kufsi ah ka geysteen magaalada Muqdisho...
Madaxweyne Farmaajo oo Maalintii labaad Shir Gudoomiyay shirka Dawlada Federaalka iyo Dawlad...
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maalintii labaad qasriga madaxtooyada qaranka ku guddoominaya Shirka Wada-tashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamul-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Faah Faahino ka soo baxaya Hawlgalo Ciidamada Dawlada Federaalka ay ka sameyeen gobolka Shabeelaha...
Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan oo Ciidamadu ay Maanta ka Sameeyeen Degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Qoraal ka...

























