25 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Shirkii Dawlada Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada oo Si Rasmi ah Uga Furmay Magaalada Muqdisho:Daawo...

0
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah uga...

Shirkii Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo ka Furmaya Magaalada Muqdisho

0
Waxaa , lagu wadaa in uu Magaalada Muqdisho Saacadaha soo socda uu ka furmo, shirka madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka, oo...

Puntland oo Digniin U jeedisay Suxufiyiinta

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Nugaal ee puntland, Sheekh Cabdinuur Jaamac Xuseen, oo hadal kooban Warbaahinta u jeediyay, ayaa Suxufiyiinta uga digay in aysan ka hordhicin...

Ciidanka Jubland oo soo bandhigay Bamgacmeedyo dhulka lagu Aasay

0
Ciidanka Nabad-sugidda Jubaland, ayaa sheegay in ay bambooyin ka soo saareen dhul bacaad ah oo ku yaalla Xaafadda Farjanno ee Magaalada Kismaayo Qoraal ka soo...

Alshabaab iyo Ciidanka Amisom oo ku dagaalamay duleedka Magaalada Muqdisho

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey Alshabaab iyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah...

Ra,iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Isku soo sharaxay Xilka Madaxweyne ee...

0
Ra,iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Isu soo sharaxay qabashada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya , qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa...

Axmed Madoobe oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib Safar uu Shalay ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas oo uu kaga...

Maxkamad Ku Taala Magaalada Garoowe oo maanta la horgeeyay Rag ku Eedeeysan Burcadnimo

0
Maxkamadda Darajada Kowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa Maanta oo Sabtiya dhegaysatay Gar-maqalka dacwad ka dhan ah sagaal nin, oo ku eedaysan in ay dhac...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka qaybgalay Aaska Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubland :Daawo Sawirada

0
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Mamadoobe  oo  Kismaayo uga  Qayb galay Aaska   Gudoomiyihii Rugta Ganacstada Jubbaland ayaa Sarakiisha Hay’adaha Amniga, faray inay keenan...

Taliska Ciidanka Booliska oo ka Warbixiyay Gabar lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska gabar shalay lagu dilay degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Shalay 11/Sep/2020, abaare 14:00pm duhurnimo ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...