26.6 C
Mogadishu
Sunday, July 6, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubland oo ku geeriyooday Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo

0
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka jubada Hoose Qaraxaasi ayaa Waxaa ku geeriyooday Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga...

War Deg Deg ah : Qof Isku soo Xiray Waxyaabaha Qarxa oo Isku Qarxiyay...

0
Wararka Ka Imaanaya magaalada Kismaayo Xaruunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Qof Isku soo Rakibay Walxaha Qaraxa uu Isku Qarxiyay Dad Ka soo...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan Muqdisho kula yeeshay qaar ka Tirsan Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor  ayaa maanta tegay Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheeikh Maxamuud, halkaasoo uu...

Duqa Magaalada Garoowe oo shaaca ka qaaday in la Maxkamadeyn doono mas,uuliyiinta Xasaanada leh...

0
Duqa Magaalada  Garoowe Axmed Siciid Muuse Axmed Barre, ayaa markii u horraysay shaaciyay in ay maxkamad la tiigsan doonaan Mas’uuliyiinta Xasaanadda leh ee bixin...

Dawlada Federaalka oo Ku Dhawaaqday in la Furay Sanduuq Sakada laga bixiyo

0
Awqaafta iyo arrimaha Diinta dawladda Federaalka Soomaaliya  ayaa furtay santuuqa Sakada laga bixiyo maalka, taas oo loogu talagalay in si Wanagsan loo gaarsiiyo dadka...

Taliska Booliska Soomaaliya oo ka War bixiyay Hoobiyaal xalay ku soo dhacay Xaafado...

0
Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku Sameeyay Dhawaqa Hoobiyaal xalay laga maqlay Xaafado ku yaala Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Afhayeenka Booliska gobolka...

Digniin laga Soo Saaray Fatahaad Wabiga Shabeele uu ka geysto degano ka Tirsan gobolada...

0
Wasaarada Gargarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa ka digtay in Wabiga shabeele Fatahaad  uu ka geysan karo maalmaha soo socda degaano ka Tirsan gobolada Dalka Wasaarada...

Cabdi Nuur Maxamed Axmed oo loo Magacaabay Agaasime ku Xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ku baaqday in loo Gurmado shacabka Dalka Suudaan oo Saameeyn...

0
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii...

Deg Deg Madaafiic caawa ku soo dhacday Xaafado ku yaala Magaalada Muqdisho

0
Tiro hoobiyaal ah ayaa caawa ku soo dhacay xaafado ku yaala magaalada muqdisho Xaafado ku yaala Degmooyinka Xamar JaJab iyo Shingaani iyo Degmooyin kale ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...