25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Sawirro:-Dowladda Oo Galabta Ciidamo Aan Hore Loo Arag Ka Dejisay Gobolka Gedo

0
Dawladda Soomaaliya ayaa Ciidadamo aad u  farabadan Galabta ka dajisay Garoonka Diyaaradaha Degmada Dolow Somaliya ee Gobolka Gedo, waxaana Ciidankaan ay qayb ka yihiin...

Degmada Wadajir oo caawa gubanaya:- SAWIRRO

0
Dab xoogan ayaa caawa ka kacay suuqa weyn ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan qaybta dharka lagu iibiyo. Dabka oo khasaaro xoog leh...

Denmark:- Wasiir Shaqadii looga ceyriyay amar uu ku bixiyay in ladilo xawayaano qabay Covid-19

0
Wariis katirsan dowlada Denmark ayaa xilkii laga qaaday kadib markii xayawaan lagu magacaabo sharanshoor uu amray in lalaayo. Wasiirkani oo ah wariiska Cuntada  ,kalumeeysiga ,Sinaanda...

 Maxuu yahay Ajendaha Shirka  IGAD Ee Djibouti?.

0
Waxaa maanta dalka Djibouti ka furmaya shir madaxeedka urur goboleedka IGAD, kaas oo xoogga lagu saari doonno arrimaha gobolka. Shirkan aan caadiga aheyn ee 38-aad,...

Xubno ka socda dowladda & dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmay Muqdisho

0
Shirka Agaasimayaasha Guud ee Wasaraadaha Arrimaha Dastuurka heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo socon doona muddo saddex...

Rooble oo la kulmay Odayaasha deegaanka Bacaadweyn

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug ayaa ku...

Jubbaland oo sheegtay inuusan waxba ka quseyn xiriirka DFS u jartay Kenya

0
Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C.rashiid Janan, ayaa sheegay go,aanka xiriir jarista DFS inay ku qaldan tahay, islamarkaana arrintaasi ay tahay mid iyada un ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Magaalada Gaalkacyo Uga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyay...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku dhintay...

SAWIRRO: Saraakiishii lagu laayay Qaraxii Gaalkacyo oo maanta la aasay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday...

Taliyeyaasha Ciidamada Booliska & Xoogga dalka oo gaaray Gaalkacyo

0
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug ayaa waxaa duhurnimadii maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...