Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Magaalada Beledweyne
Wabiga Shabeelle ee dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay xaafadaha magaalada, taas oo mar kale dadka ku qasabtay inay...
Qaramada Midoobay oo ka Digtay Macluul ku soo wajahan Dalal Soomaaliya ay ku jirto
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in wadamo ay kamid tahay Soomaaliya ay kusoo wajahan tahay macluul daran oo saameyn ballaaran...
Jubland oo Halmbalyo U dirtay Ardayda Kaalimaha Hore ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee...
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhammaan Ardayda Jubbaland ugu hambalyeeyay natiijada wanaagsan ee ay Ardaydii gashay...
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in la Isku Tanaasulo
Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa maanta Khudbad ka jeediyey Kulanka Aqalka sare, oo Marti uu ku ahaa Madaxwaynaha maamulka Jubbaland...
Axmed Madoobe oo Khudbad Xaasasi ah ka Jeediyay Golaha Aqalka Sare Eedeeyna U Jeediyay...
Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta Khudbad Xasaasi ah ka jeediyey Kulanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka soomaaliya.
Wuxuu tilmaamay inuu dawladda Soomaaliya kala kulmay...
Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo soo Bandhigtay Natiijada Imtixaanka Ardayda Dugsiyada Sare ka Aflaxday
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Si Rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday Ardayda dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.
Tirada...
Madaxweynaha Soomaaliland Oo Kulan La Qaatay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka Ah ee Soomaaliland
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga Madaxtooyada shir muhiima kula qaatay...
ku dhawaad 30 kun Neef oo Geel ah oo la dhoofiyay Dekadda Magaalada...
Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxa Xalay ka laga dhoofiyay 25,000 kun oo neef oo geel ah kuwaas oo loo iib-geeyay Khaliijka.
Markabka...
in badan 35 qof oo Cudurka Covid19 oo Ugu Xanuun sanaya Puntland
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in saacadihii ugu dambeeyay degaannada Puntland laga helay 40 xaaladooda oo Covid-19.
War qoraal ah oo ka soo...
Maamulka Degmada Yaaqshiid oo Faah Faahin ka bixiyay Hawgal ka dhan ah Rag Miino...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay isk hor imaad xalay ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kadib markii koox...

























