Home 2020
Yearly Archives: 2020
Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo Meyd Socda Ku Tilmaamtay Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur...
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Isweydiiyay Kulamada uu Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka uu la qaatay Mas,uuliyiin kala duwan, Wuxuuna sheegay...
Qoorqoor oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle
Kulankaan oo ka dhacay qasriga...
Cabdi Qayb Diid iyo Muuse Suudi Yalaxoow oo Su,aalo Kulul Weydiiyay Madaxweynaha Puntland
Sanitarada kala Cabdi Xasan Cawaale Qayb Diid iyo Muuse Suudi Yalaxoow ayaa Maanta Su,aalo Weydiiyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni intii uu socday Shirkii...
Deni oo khudbad ka Jeediyay Shirkii Golaha Aqalka Sare
Madaxwaynaha maamulka puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweyne Siciid Deni ayaa wuxuu sheegay...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo codsaday in la soo Xiray Madaxweynaha Jubland
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya inuu xabsiga u taxaabo madaxweynaha Maamul...
Madaxweyne Muuse Biixi oo shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliland
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta warbiximo lagaga dhegeystay Qaar ka mida Golaha Wasiirrada.
Fadhigii 63-aad ee golaha wasiirrada Soomaaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka...
Gudoomiye Cumar Finish oo Eedeeayay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdiaho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa ka hadlay xaaladda...
Sii haayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Aqoon yahan Marxuum Axmed...
Sii hayaha Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ka Tacsiyadeeyay geerida ku timid aqoon yahan...
Isgoysyada Magaalada Muqdisho oo Maanta xiran
Waxaa guud ahaan saaka xiran Wadooyinka u dhow Xarunta Aqalka Sare oo gaar ahaan laga bilaabo Isgoyska Taalada Daljirka Daahsoon ilaa Isgoyska kale ee...
Xog: Maxaa sababay dib u dhaca ku yimid kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamulada...
Dib u dhac ayaa ku yimid kulan xalay loo ballansanaa in magaalada Muqdisho uu ku dhexmaro Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland...

























