25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Mudug

0
Guddoomiyaha degaanka Bacaadweyn Axmed Daahir Macalin ayaa sheegay in fashiliyeen miinooyin gaaraya shan oo ay Al-Shabaab ku aaseen degaanka Shabeellow oo ka tirsan degmada...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Shabeellaha dhexe

0
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Tuulada Xaaji Cali oo hoostagta degmo Xeebeedka Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabellaha...

Maxkamad ku Taala Magaalada Garoowe oo siideysay Raggii ku Eedeeysna Kiiskii Dilka ahaa ee...

0
Maxkamadda darjada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa Shalay oo ku beegnayd 2 September 2020, waxay xorriyadooda u celisay lix nin oo ku eedaysnaa Kiis...

Bam gacmeedyo lagu weeraray Xaruunta Wasaarada Maaliyada Soomaaliland ee Magaalada Boorama

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ee  Soomaaliland ayaa sheegaya in Xalay halkaasi laga maqlay qaraxyo is xigay kuwaas oo lala beegsaday...

Safaarada Maraykanka ee Muqdisho oo war ka soo saartay Kulamidii dhexmaray Danjire Yamamoto iyo...

0
Safaaradda Mareykanka ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay kulamadii uu safiirka Mareykanka Donald Yamamoto shalay la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii...

Madaxweyne Qoor Qoor oo u Dhoofay Dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta u duulaya dalka Jabuuti, waxaana la sheegay in safarkiisa uu la xiriiro o arrimaha dhismaha...

Puntland oo Albaabada u laabtay Xaruumo Waxbasho ee ku yaala Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

0
Maamulka Puntland ayaa maanta Irdaha  u laabtay afar iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,  goobahaasi waxbarasho ayaa lagu eedeeyay in...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud

0
Madaxweynaha  Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hooyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, oo ay weheliyaan Madaxweynihii hore...

Madaxtooyada Soomaaliya oo ka war bixisay kulan caawa ka dhacaya Magaalada muqdisho

0
Madaxweyne Dawlada Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u furaya wadahadallada arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo...

Madaxwene Farmaajo oo Daahfuray Manhajka waxbarshada Dalka . Daawo Sawirada

0
Madaxweynaha Dawlad Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta Daahfuray Manhajka waxbarshada Dalka Manhajkaas ayaa waxaa soo diyaariyay Wasaarada Waxbasharada  Hidaha iyo Tacliinta Sare ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...