Home 2020
Yearly Archives: 2020
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Xeerka warbaahinta oo ay ku jiraan qodobo ka hor imaanaya...
Sii haayaha xilka Ra,iisal Wasaaraha Soomaaliya Mahdi ,maxamed Guuleed khaddar ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu dhaqangalinayay xeerkan, waxaana ka qeybgalay Sii...
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wasiirka Gargaarka DFS (SAWIRRO
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xarunta Madaxtooyada kuqaabilay siihayaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Mudane Xamsa Saciid Xamsa, iyo Wefdi...
Dhageyso: Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Hirshabeele oo ka warbixiyay Mashaariic...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Maamul Goboleedka Hir shabeele Mudane Maxamed Xuseen kabtan Mooge ayaa ka war bixiyay Safar uu madaxweynaha...
Shuruudaha ay DFS ku xirtay qaadista xayiraada Jaadka Kenya oo la shaaciyey
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay shuruud ku xirtay in dib loo bilaabo jaadka (qaadka) Soomaaliya looga keni jiray Kenya,kaas oo...
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeyn ka geystay Koonfurta lubnaan
Warbaahinta Lubnaan ayaa sheegaysa in Ciidamada Israel ay duqeymo kala duwan ka geysteen goobo ku teedsan xadka dalkaasi uu la wadaago dhulka ay qabsadeen.
Telefishanka...
Sababta maxaay tahay Madaxweyne Farmaajo oo ugu yeeray xildhibaanada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu kulan ugu yeeray Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Hawiye, kulankaas oo ka dhacaya Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa...
Wasiirka Gargarka iyo Maareeynta Musiibooyinka oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb”Daawo :Sawiro
Wafdi uu hugaaminayo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dalka, Xamsa Siciid Xamsa ayaa gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb...
Xog:Madaxda Maamulada Puntlnd iyo Jubland oo si wadajir ah u shaacin doono mowqifkoodu Rasmiga...
Madaxda maamula Jubbaland iyo Puntland Saciid cabdulaahi Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir uga socday magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa inay soo saaraan Warsaxaafadeed...
Hogaamiyaha Xisbiga UPD ahna Madaxweyhihii hore Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo ka hadlay kulankii...
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Hogaamiyaha Xisbiga UPD ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kulankii...
Xog:Madaxweynihii hore Koofur galbeed Shariif Xasan sheekh Aadan oo loo yaqaano shariif Sakiin oo...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Shariif Xasan Sheekh Aadan, ahaana Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu wadaa in maalinta Khamiista ah dib...

























