Home 2020
Yearly Archives: 2020
Urur Siyaasadeedka Mideeye ee puntland oo taageeray Qodobada shirkii Dhuusamareeb3
Urur siyaasadeedka Mideeye ee Puntland ayaa soo dhaweeyey go’aamadii kasoo bxay shirkii Dhuusa-Mareeb3, waxaana lagu tilmaamay go’aamo wax ku ool ah oo horey u...
Alshabaab oo Toogasho ku dilay Afar Nin oo Basaasnimo ay ku eedeeyeen
Maxkamadda Al-shabaab ee Gobolka Gedo, ayaa sheegtay in Ragga la toogtay ay u shaqaynayeen Sirdoonka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wadamo Shisheeye.
Aadan Xassan Maxamed iyo...
Marwada 1-aad ee dalka, oo kulan laqaadatay Qunsulka Safaaradda Tanzania, Marwo Fardowsa Maxamed Qanyare.
Marwada 1aad ee dalka, Marwo Saynab Cabdi Macalin ayaa waxay maanta kulan qado-sharaf ahi la qaadatay xubno ay ka mid tahay Qunsulka Safaaradda Tanzania,...
Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay mowqifkooda heshiiskii Dhuusamareeb
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay Warsaxaafadeed ka soo saartay qodobadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa...
Oslo oo caawa lagu tooreeyay labo wiil oo dhalinyaro ah.
Falkaan argagax leh ayaa caawa kadhacay magaalada Oslo ee caasimada wadanka Norway kadib markii lagu tooreeyay labo wiil oo dhalinyara ah meel aan ka...
XOG: Mareynkanka oo hal arrin ku cadaadinaya DENI & A/Madoobe & Qorshaha Villa Somalia
Mr. Yamamoto oo xalay fiidkii Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kula gaar ah kula yeeshay madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyaan madaxweynayaasha maamulada Koonfur galbeed iyo...
Madaxweyne Muse Biixi oo Maanta Qaabilay Safiirka Cusub ee Itoobiya….
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Somaliland, Amb Siciid...
Madaxweynaha Turkiga oo shacabka Dalkiisa u sheegay war Farxadleh
Madaxwaynaha DalkaTurka Rajab Tayib Erdogan ayaa shacabka Dalkiisa u sheegay iney badda madow ka heleen kayd ballaaran oo gaaska dabiiciga (natural gas) oo gaaraya...
Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Walaac ka muujiyay xilka qaadista Ra’iisal wasaarihii hore...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xil ka qaadistii uu golaha shacabka Soomaaliya Baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyey...

























