Monthly Archives: January 2021
Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay Qaraxii Hoteel Afriik oo la shaaciyay
Muqdisho Aragticusub:- Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdulaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi...
Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerar Qaraxyo Ku Billawday Oo Wali Ka Socda Muqdisho
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay Qaraxyo iyo weerar toos ah oo caawa ka socda Hoteelka Afrik ee Magaalada Muqdisho.
War Al-shabaab ay ku qoreen barahooda Internet-ka...
Dowlaa Soomaaliya oo ka hadashay weerarka hotelka Africa oo ay Al -shabaab ka dagaalameyso.
Ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weerar iyo Qarax ku qaadeen Hoteelka Afrika oo ku yaalla wadada Garoonka Aadan Cadde ayna ku...
Indhacade iyo saraakiil ciidan oo laga soo bad-baadiyay Qaraxa Hoteel Afriik
Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa Saraakiil Ciidan iyo ganasato kasoo badbaadiyay Qaraxa ka dhacay Hoteelka Afrika ee Muqdisho.
Saraakiisha Ciidan ee laga soo badbaadiyay waxaa...
Qaramada Midoobay oo soo dhoweeysay shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeysay Shirka wadatashiga ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku baaqay in magaalada Dhuusamareeb lagu qabto.
Qoraal ka soo baxay...
Maamulka Jubland oo soo dhaweeyay Shirka lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubland Cabdi Xuseen Shekh ayaa soo dhaweeyay shirka lagu qabanayo magaalada Dhuusamareb ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka ayaa sheegay in...
Alshabaab oo soo bandhigay Sawiro iyo Muuqaalo ay kaga hadlayaan weerarkii Saldhiga Mand Bay
Al-Shabaab ayaa baahiyay muuqaalo iyo sawirro la sheegay in laga soo qaaday weerarkii shabaab ay ka fuliyeen sanadkii hore saldhigga Manda Bay ee dalka...
Maxuu ka yiri’ Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay shirka Dhuusamareeb ee uu madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in la qabto Isniinta soo socota
Cabdiraxmaan...
Gudiga lagu murun san yahay ee doorashooyinka oo ugu hanjabay Puntland iyo Jubland la,aantood...
Ibraahim Xasan Xaaji oo ka tirsan Gudiga lagu murunsan yahay ee doorashooyinka ayaa ku goodiyay in maamulada Jubland iyo Puntland doorashada iyaga dartood aysan...
Duqeyn ka dhacday degaano ka Tirsan Gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa shegaya in degaano ka Tirsan gobolkaasi ay ka dhaceen duqaymo ay Fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Duqaymaha ayaa ka...