26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Qarax xooggan oo xalay ka dhacay dekedda DUBAI

0
Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax xooggan oo sababay...

Booliska Soomaaliya oo toogtay Nin ay sheegeen in uu geysan rabay weerar

0
Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa waxaa la sheegay in Isgoyska Ex Control Balcad ee Magaalada Muqdisho ay ku toogteen Nin ku hubeysanaa Qori Ak-47,...

Gaadiidka ka shaqeeya Muqdisho iyo Sh/dhexe oo shaqo joojin sameeyay

0
Wadayaasha Gaadiidla ka dhex shaqeeya magaalooyinka Muqdisho Balcad iyo Jowhar ayaa shaqo joojin sameeyay kadib markii lacag ka badan canshuurta ay bixiyaan uu kusoo...

Madaxweynihii dalka Haiti oo la dilay

0
Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moïse ayaa waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas goordhow war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel gaarka ah dalkaas...

DHAGEYSO: Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay xariggii ugu dambeeyay ee suxufiyiinta loogu geystay.

0
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu si kulul u cambaareynayaa xariggii ugu dambeeyay ee suxufiyiinta loogu geystay magaalooyinka Muqdisho (Banaadir), Beledxaawo (Gedo), Beledweyne (Hiiraan) iyo...

WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19

0
Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaara go’aanadaas uu...

Israsaaseyn ka dhacday degmada Doolow & Taliye ku dhaawacmay

0
Israsaaseynta ayaa waxaa ay degmada Doolow ee Gobolka Gedo ku dhex-martay Ciidamada Nabadsugida degmada iyo qaar kamid ah Ciidamada dowladda Soomaliya ay geysay degmadaas. Goobjoogayaal...

Dagaal Beeleedyo ka dhacay degaano hoostaga Jowhar & baaq laga soo saaray

0
Dagaal Beeleedkan oo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay tuulooyinka dayma-same iyo Maandheere oo hoostaga Magaalada Jowhar ee...

Nin ku xukunaa dil toogasho oo ka baxsaday Xabsi ku yaal Puntland

0
Taliska Ciidanka Asluubta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka war bixiyey maxbuus dil toogasho ku xukuna oo ka baxsaday xabsiga weyn ee magaalada Qardho ee...

Weerar ka dhacay Gobolka Gedo & faah faahin laga helayo

0
Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Gedo, waxaana dagaalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...