Monthly Archives: July 2021
Labada arrin ee uu qalday ABIY AHMED ee fashiliyey!
Siyaasadu waa shax lagu ciyaaro waayo aragnimo iyo khibrad dheeraad ah si aad guul uga gaadha , qofna kuma filna qalin iyo buug wax...
Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada AMISOM
Weerarkaan madaafiicda ah ayaa waxaa lagu qaaday Saldhig Ciidamada Burundi oo ka tirsan howlgalka AMISOM ku leeyihiin degaanka Miirtaqwa oo hoostaga degmada Mahadaay ee...
Booliska Somalia oo shaaciyay inay qorsho u dejinayaan ciriiriga kajira waddooyinka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in waddooyinka Magaalada Muqdisho uu kajiro ciriiri farabadan, kaas oo ay dhibaatooyin ku...
Caalamka oo ka qeyliyey tallaabo ay qaaday dowladda ABIY AHMED kaddib markii laga qabsaday...
Cambaareyn iyo qeylo-dhaan caalami ah ayaa ka dhalatay kadib markii dowladda Ethiopia ay qaaday tallaabo ay ku burburisay buundooyin gargaarka loo mariyo gobolka Tigray,...
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal isbaaro qaadis ah
Howlgal si Wadajir ah ay uu sameeyeen Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa lagu qaadey isbaarooyin dhowr...
Cabsi soo wajahday Soomaalida ku nool dalka jarmalka
Kaddib markii nin Soomaali ah oo ku hubaysna toorey uu dalka Jarmalka ku dilay ugu yaraan 3 qof, dhowr kalena uu ku dhaawacay ayaa...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay Arrimaha Shidaalka
Wasiirka Wasaaradda Bartoolka & Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa Caasimadda dalka Suudanka koonfureed ee Jubba waxaa uu uga qeyb galay shir...
Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa is-miidaminta ah ee ka dhacay Muqdisho{AKHRISO}
Faah-faahino dheeri ah ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo galabtii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan maqaaxi lagu shaaho oo ku taalla isgoyska Jubba...
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wadda Gaalkacyo
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo shalay gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay kulamo looga hadlaayo xaaladda Ammaan ee gobolka Mudug oo maalmihii lasoo...
Mustafe Cagjar” “Marnaba uma dulqaadan doonno shakhsiyaadka u gacan-haadinaya TPLF”
Dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ka hadlay soo labo kacleynta TPLF oo dhawaan la wareegtay maagaalada muhiinka ee Makalle ka dib markii...