Monthly Archives: August 2021
Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & guulo laga sheegtay
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaajo hoostaga degmada Waajid...
Wasiir ka tirsan DF oo Jay Bahdur iyo ururo ku eedeeyey ‘shirqool la rabo...
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Dowlada Federaalka Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ku eedeeyey Jay Bahdur iyo urur aan dowli aheyn oo fadhigiisu yahay Switzerland iney...
Itoobiya oo Shaqada ka joojisay Hay’addo ka howlgalla Gobolada Soomaalida iyo Tigreega
Laba ka mid ah hay’adaha gargaarka caalamiga ah ayaa Talaadadi shalay sheegay in dowladda Itoobiya ay joojisay qeyb ka mid ah gabi’aanba howlihi bani’aadannimo...
faafaahin:Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo.
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka...
Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda dalalka Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aalada fogaan Araga waxaa uu uga qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda...
Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo markale howlgal ka fuliyay Jowhar
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Burundi oo ka tirsan howlgalka AMISOM ayaa waxaa ay markale howlgallo kala...
Turkiga oo ka carooday qorshe uu soo jeediyey Mareykanka
Ankara ayaa ka carootay qorshe Mareykanka uu doonayo in dalal saddexaad, sida Turkey, uu dib u dejin ugu sameeyo kumanaan Afghani ah, oo halis...
Turkiya Oo dib U celinaya Dad Magangalyo doon ah.
Istanbul,:-Dowladda Dalkan Turkiya ayaa sheegtay in ay meel gabo gabo ah marayso dib u celinta Kumanaan Muhaajiriin ka soo kala jeeda 24 Waddan oo...
Maxkamadda Ciidamada oo ku dhawaaqday digiin ku socota Askarta kala duwan
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta Dowlad Goboleedka Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa uga digay Ciidamada kala duwan ee Qalabka sida inay...
Heshiis laga gaaray dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Gedo
Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan laba beelood oo waayahan ku dagaalamayay duleedka...