25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Odayaal ka digay in la boobo doorashada Xildhibaannada labada Aqal

0
Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku yeeshay Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda degaannada Puntland, iyaga oo ka...

Dagaal Maalintii labaad dhexmaraya Soomaalida iyo Canfarta & khasaaro ka dhashay

0
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah galay dagaalka  degaano ku yaal Galbeedka Gobolka City ku dhexmaraya Soomaalida iyo Canfarta, kaas oo la soo sheegayo...

Dagaalo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaalo culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

Rag hubaysan oo lagu dilay is rasaaseyn ka dhacday Wajeer

0
Laba Nin oo hubeysnaa ayaa waxaa lagu dilay rasaas ay boolisku ku fureen deegaanka Dadajabula, oo ka tirsan degmada Wajeer, ee gobolka Waqooyi bari...

Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyay Kismaayo

0
Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeynayeen Xaafadaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in xalineyso Xiisada ka taagan Baladweyne

0
Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Feradaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu shaqsiyan u istaagi doono wax ka...

IS oo Eedeeysay Kooxda Taalibaan

0
Ololaha IS ee ka dhanka ah Taalibaan ayaa sare u kacay tan iyo 16 -kii bishii Ogosto, markaas oo Taalibaan ay qabsadeen caasimadda Kaabul. Hase...

Banaan bax ka dhan ah Alshabaab oo maanta Gaalkacyo ka dhacay

0
Goobaha Ganacsiga Magaalada Galkacyo ayaa maanta la xiray ka dib markii laamaha ammaanka ugu baaqeen dadka inay kasoo qayb galaan banaanbax loogaga soo horka...

Xubno ka Tirsan shaqaalaha W/ Waxbarshada Puntland oo shaqo joojin lagu sameeyay

0
Hanti-dhawraha  guud ee  Maamulka Puntland ayaa xanibay dhammaan aKoonnada Lacagta ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland. Hanti-dhowrka ayaa sheegay inay akoonadu xaniban yihiin dhaqdhaqaaq yadooda ilaa amar...

Maxkamad Xukun ku riday Nin Kufsi lagu Eedeeyay

0
Muddo 5 Sano ayaa ooXabsi ah ayaa lagu xukumay Eedaysane loo haystay kufsi iyo afduub ee uu ka deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...