Monthly Archives: September 2021
Puntland oo u digtay dad ka Ganacsada Maandooriyaha Khamriga
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo kormeer amni u tegay Saldhigyada Booliska Magaalooyinka Carmo & Ceeldaahir ayaa digniin u...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali oo magaalada baladweyne tababar ugu furay wariyaal.{sawiro}
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa maanta tababar ku saabsan habka tebinta wararka xuquuqda aadanaha u furay 25 suxufi oo ka...
UDI oo xaqiijisay in Norwey soo qaadatay 860 reer Afganistan ah.
Oslo:-War ka soo baxay Hay,adda socdaalka Norwey ayay ku xaqiijiyeen in dowlada Norwey soo qaadatay 860 reer afganistan ah.
Dadka Norwey soo qaadatay ayaa isugu...
Maamulka gobolka banaadir oo digniin u diray laba ka mid ah isbitaalada Muqdisho.
Muqdisho:-Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan...
Norwey oo shaqaale Caafimaad u direysa dalka Haiti.
Oslo:-Dowlada Norwey aya shaaca ka qaaday in dhawaan shaqaale caafimaad u diri doonaan dalka Haiti oo dhawaan ka dhaceen dhul gariir iyo duufaano xoogan.
Wasiirada...
Alshabaab oo dil ku fuliyay haweeney ka tirsaneed ciidamada dowlada federaalka.
Baladweyne:-Ururka Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyay haweeney ay sheegeen in ay ka tirsaneed ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.
Toogashada oo ka dhacday fagaare ku...
Madaxweyne Gudlaawe oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya xubnaha aqalka sare.
Muqdisho:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ali Gudlawe ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ku dhawaaqo xubnaha u sharaxan aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Wararkii ugu dambeeyay...
Ra,isul wasaare Rooble oo digniin u diray Mahdi guuleed iyo Abdi Xaashi.
Muqdisho:-Ra,isul wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digniin u diray Mahdi Guuleed iyo Abdi xaashi Abdullaahi.
Rooble ayaa sheegay in looga baahan yahay...