25.3 C
Mogadishu
Wednesday, June 18, 2025
Home 2021 September

Monthly Archives: September 2021

doorashada Xubnaha Aqalka sare Somaliland oo dib loo dhigay

0
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada...

Fahad Yaasiin oo xilkii loo magacaabay la wareegay

0
Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Fahad Yaasiin ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu xilka kala wareegay Lataliyihii Hore ee Amniga Qaranka Mudane...

Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Xanibaad lagu Sameeyay

0
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahnaa Magaalada Garowe ayaa gelinkii dambe ee maanta laga hor istaagay inay...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay gudiga Xalinta khilaafaadka

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u qabsoomay...

Qatar oo cambaareysay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

0
Dowladda Qatar ayaa cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgoyska Ceel-Gaabta ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen siddeed qof, halka...

Kooxda Taalibaan oo dishay burcad afduub geystay

0
Maamulka Taalibaan ee magaalladda Herat ee Galbeedka dalka Afganistan waxay ku dileen, isla markaana ay Wiish ka soo lalmiyeen 4 qof oo ku eedeysnaa...

lix ruux oo loo xiray dil Wiil Somali ah loogu geystay Mareykanka

0
Qof kale oo ah ruuxii lixaad ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo ku saabsan dilka wiil 18 jir ah la toorriyeeyay. Cabdiraxiim Maxamed...

Ganacsiga magaalada Wajeer oo maalintii labaad xiran

0
Waxaa Maalintii labaad xiran dhamaan suuqyada waaweyn ee magalada Wajeer Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Ganacsatada magaaladaas ayaa waxaa ay sheegeen in sababta loo...

Xiisad dagaal oo ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

0
Waxaa saaka xiisad dagaal oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo Beeleed ay ka taagan tahay degaanka Xananbuure  Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Dagaal shalay gelinkii dambe...

Dowladda Somalia oo shaacisay dad horleh oo u geeriyooday COVID-19

0
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-tii saac ee lasoo dhaafay la baaray 1,667, balse la...

ARAGTIYo

Mahadcelin iyo Warbixin Ku Saabsan Safarkaygii Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

0
Waxaan halkan uga mahadcelinayaa shacabka iyo maamulka degmada Badhan ee gobolka Sanaag, si diirran oo sharaf leh oo ay noo soo dhaweeyeen intii aan ku sugnaa degmadaas muddo afar cisho ah. Safarkaygu...