27.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2021 September

Monthly Archives: September 2021

Diyaarado duqeyn ka geystay degaano ka tirsan Gobolka Gedo

0
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay duqaymo xoogan ka geysteen degaano hoostaga Degmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Diyaaradaha oo joog hoose ku socday...

Wasiirka Amniga oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Irida laga galo Madaxtooyada

0
Wasiirka Amniga Gudaha ayaa cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho. Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa si adag u cambaareeyay...

Madaxweyne Deni oo si cad u sheegay in Farmaajo uu hore wareejiyay arimaha doorashooyinka

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee dalka ku soo korortay ayaa ugu baaqay Madaxda in Ra’iisul Wasaaraha fursad u siiyaan...

Gabar ka tirsaneyd xafiiska Rooble oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay qaraxa iyo...

0
 Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday qaraxii is-miidaaminta ee maanta ka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo war kasoo saaray qaraxii maanta baaqna diray

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii xooggaa ee maanta magaalada Muqdisho oo lagu beegsaday dad u...

Qareeno Soomaali ah oo maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya

0
Qareeno Soomaaliyeed oo fadhigooda yahay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyeen Maxkamadda Caalamiga ee...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidamin ah oo kadhacay Muqdisho

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidamin ah oo goor dhow ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta Irida laga galo Madaxtooyada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa mid...

Jarmalka oo shuruudo ku xiray dadka qaadanaya daganaanshaha wadanka.

0
Berlin:- Dowlada Jarmalka ayaa shuruudo cusub ku soo rogtay dadka dalbanaya degenaanshaha rasmiga ah ee wadankaasi. Warqad ka soo baxday dowlada ayaa lagu cadeeyay go,aanada...

Norwey oo ku dhawaaqday in bari la qaadi doono xayiraadaha Wadanka saarnaa.

0
Oslo:- Dowlada Norwey ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in la qaadi doono xayiraadaha wadanka saarnaa sababo la xiriira faafida xanuunka COVID-19. Ra,isul wasaare...

Nin TAXI-le ahaa oo gaarigiisa la dhacay.

0
Oslo:-Nin TAXI-leh ka ahaa Magaalada Oslo ayay saaka warbaahinta hadal hayaan in gaariga xoog uga qaateen kooxo hubeysan. Ninkaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...