Monthly Archives: September 2021
Maxay ka Yiraahdeen Golaha Amaanka ee QM Xaalada Soomaaliya ?
Golaha Ammaanka QM ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble, kadib markii uu warbixin ay ka dhageysteen eregyga...
Raisul wasaare Arna Solberg oo ka hadashay iscasilaada Ropstad.
Oslo:-Raisul wasaare Erna Solberg ayaa ka hadashay is casilaada wasiirkii Carruurta iyo Qoyska Kjell Ropstad.
Erna ayaa sheegtay in aad uga xuntahay is casilaada Ropstad balse...
Kjell Ingolf Ropstad oo iska casilay Hogaanka Xisbiga KRF.
Oslo:-Gudoomiyaha Xisbiga KRF ahna Wasiirka Carruurta iyo Qoyska Kjell Ingolf Ropstad ayaa goordhaw ku dhawaaqay in uu is casilay.
Wasiirka oo shir jaraa,id qabtay ayaa...
Beesh Caalamka oo Fariin u dirtay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble
War-saxaafadeed wadajir oo ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa lagu yiri “Saaxiibbada Beesha Caalamka waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya ee u...
Alshabaab iyo Ciidamada Puntland oo ku dagaalamay duleedka gobolka Bari
Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland oo hawlgal miina baaris ah ka waday jidka u dhexeeya Sugurre iyo Ballikhadar...
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay shaxda isu soo baxyada Ururada Siyaasada Puntland
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray shaxda isusoo baxyada Urur-siyaasada Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021.
Ururkasta Waxa uu o’lole iyo isu-soobax Sameynayaa saddex beri.
Halkaan ka Akhriso...
Maraykanka oo Cunu qabateyn ugu hanjabay Itoobiya iyo Eretareeya
Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo dhinacyada ku dagaallamaya waqooyiga Itoobiya, halkaas oo kumanaan qof lagu dilay,...
RW Rooble oo shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dhaqaalaha Dalka
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomalaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay’shir looga hadlaayay dhaqaalaha dalka, Islamarkaana loogu magac daray Tiirka dhaqaalaha oo ka qabsoomay Magaalada...
Midowga Yurub oo war ka soo saaray Khilaafka Rooble iyo Farmaajo
Midowga Yurub ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Faraamjo iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaa ayna ugu baaqeen in la...
Madaxda Maamul goboleedyada oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
Muqdisho:-Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed...