28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021 November

Monthly Archives: November 2021

Muxuu sheekh shariif sheekh Axmed ka yiri’ doorashada Golaha shacabka ee ka bilaabatay...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga musharrixiinta ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo bilaabashada doorashada Golaha Shacabka, balse uu...

Mahad cabdalla oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Dhuusamareeb

0
Musharax Xildhibaan Mahad Cabdalle Cawad horena u haa Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka soomaaliya ayaa markale dib loogu doortay xildhibaan ka tirsan Golaha...

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha shacbka ee ka bilaabatay Galmudug

0
Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Alcadaala ayaa ka hadlay doorashada Golaha shacabka ee ka bilabatay Galmudug waxana uu sheegay in Galmudug...

Doorashada Kursiga ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo maanta ka dhacday Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee gobolada waqooyi Kursigan oo Sumadiisa ay tahay...

Feysal cali waraabe: waan ka baxeynaa wada hadalada Soomaaliland ay la galayso soomaaliya

0
Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland oo socdaal isaga iyo xubno kale ay ku joogaan Magaalada Neyroobi ‘ ayaa sheegay...

Puntland oo si jees jees ah uga jawaabtay hadalka ka soo yeeray dawlada Soomaaliya

0
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan duufaan ku...

Booliska Norway oo ku guuleystay helista diyaarad ku bur-burtay magaalada Larvik.

0
Inta la xaqiijiyay 3-qof ayaa ku geeriyootay diyaarad aroornimadii hore ee saaka ku bur-burtay duleedka magaalada Larvik. Dadka dhintay ayaa ahaa 3-ruux oo la socday...

Kheyre oo u tahniyadeeyay xubnaha ku soo baxay kuraasta maanta lagu doortay Muqdisho.

0
Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo intooda badan ku mideysan Golaha Mucaaradka ee Midowga Musharixiinta, ayaa badelay mowqifkoodii doorashada, kadib markii boob iyo...

Rooble oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah.

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah, kadib abaaro daran oo ku...

5-kursi golaha Aqalka hoose oo Muqdisho lagu doortay.

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu doortay 5 kursi oo ka mid ah Kuraasta Aqalka hoose ee matalaya Gobolada Waqooyi, iyadoo maalintii shalay ahaydna la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...