25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 November

Monthly Archives: November 2021

DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay

0
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid...

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo deg deg ugu laabtay Dhuusamareeb

0
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, ka dib laba toddobaad oo arrimo...

DAAWO: Shuruudo la xiriira xakameynta xanuunka COVID-19 oo soo saareen maamulka Magaalada Bergan.

0
Bergan:-Golaha Magaalada Bergan ayaa maanta oo jimca ah soo saaray go,aano la xiriirta sidi loo yareyn lahaa xanuunka caabuqa ee COVID-19 kaas oo maalmihii...

Qoorqoor oo Farmaajo u boobaya Kusiga HOP-067 oo laga leeyahay Ceeldheer.

0
Xogo hoose oo aan ka helnay Saraakiil iyo howlwadeenno, ka kala tirsan NISA, Xaafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Madaxtooyada Galmudug iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda beesha...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya AMISOM.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa markale ka hadlay arrimaha ay isku hayaan Midowga Afrika, islamarkaana ay ku diidan yihiin qorshaha la xiriira...

Nabadoon lagu dhex toogtay hoygiisa Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

0
Faah-faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa dil qorsheysnaa oo maanta kooxo hubeysan ay ka geysteen magaalada Muqdisho. Toogashada oo ka dhacday degmada Deyniile ee...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Norway oo sabab naadir ah isku casishay.

0
Guddoomiyihii Baarlamaanka wadanka Norway Eva Kristin Hansen kana tirsan garabka xisbiga Shaqaalaha ayaa caawa ku dhawaaqday inay iska casishay xilkii Guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Norway,...

Milatariga Suudaan oo dilay 15 ka mid ah dibadbaxyaasha afgambiga ka soo horjeeda.

0
Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 15 qof, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo kumanaan Suudaani ah ay isugu soo baxeen...

Ingiriiska oo la safatay DF, kana hortimid qorshaha muranka dhaliyey ee Midowga Afrika

0
UK ayaa  ka hortimid qorshaha howlgalka AMISOM loogu beddelayo howlgal wadajir ah oo ka kooban QM iyo Midowga Afrika, sida uu dhowaan soo jeediyey...

Muxuu isku casilay Senitor Yuusuf Geele Ugaas?

0
Senator Yuusuf Geelle Ugaas ayaa katanaasulay kursigii Aqalka Sare ee dhawaan dib loogu doortay. Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug, oo ay heshay Caasimada Online,...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...