30.9 C
Mogadishu
Monday, April 28, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay khilaafka kala dhaxeeya AMISOM.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa markale ka hadlay arrimaha ay isku hayaan Midowga Afrika, islamarkaana ay ku diidan yihiin qorshaha la xiriira...

Nabadoon lagu dhex toogtay hoygiisa Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

0
Faah-faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa dil qorsheysnaa oo maanta kooxo hubeysan ay ka geysteen magaalada Muqdisho. Toogashada oo ka dhacday degmada Deyniile ee...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Norway oo sabab naadir ah isku casishay.

0
Guddoomiyihii Baarlamaanka wadanka Norway Eva Kristin Hansen kana tirsan garabka xisbiga Shaqaalaha ayaa caawa ku dhawaaqday inay iska casishay xilkii Guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Norway,...

Milatariga Suudaan oo dilay 15 ka mid ah dibadbaxyaasha afgambiga ka soo horjeeda.

0
Ciidamada ammaanka ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 15 qof, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo kumanaan Suudaani ah ay isugu soo baxeen...

Ingiriiska oo la safatay DF, kana hortimid qorshaha muranka dhaliyey ee Midowga Afrika

0
UK ayaa  ka hortimid qorshaha howlgalka AMISOM loogu beddelayo howlgal wadajir ah oo ka kooban QM iyo Midowga Afrika, sida uu dhowaan soo jeediyey...

Muxuu isku casilay Senitor Yuusuf Geele Ugaas?

0
Senator Yuusuf Geelle Ugaas ayaa katanaasulay kursigii Aqalka Sare ee dhawaan dib loogu doortay. Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug, oo ay heshay Caasimada Online,...

Gudiga doorashooyinka Jubland oo manta qaabilay wafdi ka socda Qaramada midoobay

0
Gudigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa maanta qaabilay wafdi ka socdey xafiiska Qaramada Miboobey ee Soomaaliya gaar ahaan xafiiska...

Gudoomiye Cumar Finish oo Muqdisho kula kulmay madaxa shirkad ka shaqeeysa Amniga

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose Xamar ku qaabilay wafdi uu...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo ku bogaadiyay Galmudug qabashada doorashada Golaha shacabka

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka billaabanaysa magaalada Dhuusamareeb...

Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciiyay liiska 5 kursi oo lagu dooranayo Galmudug

0
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa goordhaw Shaaciyey 5-ta Kursi ee ugu Horreysa doorashada golaha shacabka ee doorashadooda Maalmaha soo socda lagu qabanayo Galmudug. Kuraastala dooranayo ayaa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...