Home 2021
Yearly Archives: 2021
Gudiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo shaaciyay jadwalka doorashada 12 musharax
Guddiga doorashada gobolada waqooyi ayaa maanta sheegay toddobaadkan la qaban doono doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobolada...
Boqor Buurmadoow oo soo gaaray Muqdisho
Muqisho:-Boqor cismaan Aw maxamuud Buurmadow oo kamid ahDuubabka dhaqanka dhaqanka ee Gobolka Togdheer islamarkaana saamaynta badan ku leh Somaliland ayaa maanta kasoo degay Caasimada...
Alshabaab oo war ka soo saaray Qarax khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Muqdisho
Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay qaraxii Khamiistii ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Al-Shabaab oo horey u sheegtay inay qaraxaas la beegsatay saraakiil...
Gudoomiyhii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Perfasor Jawaari oo Isbitaal la dhigay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Xaalada caafimaad gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la dhigay Isbitaal ku yaala...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Dhameystirka doorashada Aqalka sare
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS...
Caruur ku geeriyootay walxo ay ku ciyaarayeen
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka shan kale oo hooyada Qoyska ay...
Askari ka Tirsan Ciidanka Taraafikada oo lagu dilay Muqdisho
Wararka ka imaanaya Xaafada Warshada caanaha ee Degmada Hodan ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay dil u geysteen Askari ka tirsan Ciidanka taraafikada.
Marxuumka geeriyooday...
Gudoomiyaha gobolka banaadir oo la kulmay wasiirka Caafimaadka
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS waxa uu kulan gaar...
RW Rooble oo Hambalyo u diray sanitaradii maanta la doortay
Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa ku timaamay horumar muhiim oo lagu tallaabsaday kadib markii uu si rasmi ah maanta u soo idlaatay doorashadii...
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Hambalyo diray Sanitardii maanta lagu doortay Dhuusamareeb
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya sheikh shariif sheikh Axmed ayaa hambalyo u diray Sanitor cabdi Qaybdiid iyo Sanitor cabdi xareed oo maanta ku guuleystay doorashadii...