29.9 C
Mogadishu
Tuesday, April 15, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Askar iyo Dad shacab ah oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Duleedka Degmada...

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolkaas. dagal ayaa bilowday...

Khasaare ka dhashay Iska Hor imaad ka dhacay Degaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan

0
Foos Axmed Barrow ayaa lagu dilay duleedka magaalada Beladweyne. Dilka Marxuum Foos ilaa hada lama Oga  dadka ka dambeeyoa dilka marxuumada goob jooge yaal  ayaa...

Saraakiisha Ciidanka Dawlada ee ku sugan Dhuusamareeb oo soo bandhigay Meydadka 3 Ruux oo...

0
Ciidamada Dowladda Federaalka eek u sugan Dhuusamareeb  ayaa soo bandhigay meydadka 3 ruux oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen Al-shabaab xalay hoobiyaal...

Madaxweynaha Maamulka Jubland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Madaxweynaha Jubland iyo wafdigiisa...

Madaxweyne Deni iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo safar dhulka ah ku Tagay Magalada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa safar dhulka ah ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa,...

Wafdi ka socda Dawlada Federalka oo gaaray Degmada Bardaale ee gobolka Baay

0
Wafdi Isugu jira Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku-xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta halkaasi...

Isku dhacyo dhexmaray Ciidanka Kenya iyo Kuwa Dawlda Federaalka Soomaaliya

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo aya sheegaya in Iska Hor imaad uu Halkasi ku dhexmaray Ciidanka Ilaada Xuduudaha ee Dawlada Federalka Soomaaliya iyo Militariga...

Madaxweyne Farmaajo uu Gudoomiyay kulan hordhac u ah Shirka Maanta Furmaya

0
Madaxweynaha Dawlada Federalka Somaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo aya xalay Gudoomiyay kulan hor dhac u ah shirka maanta lafilyo in uu ka Furmo Magaalad Dhuusamareeb...

Ciidamad Puntland oo Hawlgal ka Fuliyay Degaano ka Tirsan Gobolka Bari

0
Wararka naga soo gaaraya gobolk Bari ayaa sheegaya Ciidanka Puntland ee loo yaqaan PSF, ay Hawlgal ka sameeyeen degaanka Dolqooxle, oo ka tirsan tuulada...

Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Jeneraal Galaal

0
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee  Ucid  Ingineer  Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Tacsi ka diray Dadkii ku dhintay weerarkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...