25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay dhalinyaro lagu afduubtay magaalada Baledweyne

0
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay afduub Baledweyne loogu geystay wiilal dhalinyaro ah oo loo afduubtay iney isku qoys...

Hargaysa : Macalin sheegay in laysku dayay in la dilo, oo gurigiisa cabsi la...

0
Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay'ada Al-huda, oo sheegay in uu...

Xisbiga shaqaalaha ee AP oo kulan la qaatay Soomaalida ku nool Oslo.

0
Oslo:- Xisbiga AP ayaa Soomaalida u soo bandhigay waxqabadka Afarta sano ee soo socota hadii doorashada ku guuleystaan kadib munaasabad ka dhacday Magaalada Oslo. Munaasabadaan...

Maryan Abdi Hussein oo ka hadashay rajadeeda in ay ka mid noqoto Xildhibaanada Norwey.

0
Oslo:-Maryan Abdi Hussein oo ka tirsan Xisbiga SV oo wareysi gaar ah siisay warbaahinta Aragticusub ayaa ka hadashay rajadeeda ku aadan in ay ka...

Naciimo Caseyr oo ku baaqday in la doorto xisbiga Høyre.

0
Oslo:-Naciimo Caseyr oo ka tirsan Xisbiga Høyre oo la hadashay warbaahinta aragticusub ayaa ugu baaqday Soomaalida in codkooda siiyaan Xisbiga ay ka tirsan tahay. Waxaa...

faafaahin:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar.

0
Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa goor dhow lagu dhaawacay bombo gacmeed lagu weeraray guri ay ka deganaayeen magaalada Jowhar. Bamka kadib ayaa...

Maraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Ukraine

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay inuu Ukraine ka taageero ilaalinta xuduudaheeda. Madaxweyne...

Al-Shabaab oo iska fogeeyay inay dileen Ikraan Tahliil

0
Al-Shabaab ayaa goordhow shaaciyay in aysan wax lug ah ku laheyn, isla markaana ka dambeyn dil la sheegay in loo geystay Ikraan Tahliil oo...

Qarax lala eegtay Ciidamo katirsan AMISOM & Khasaaro ka dhashay

0
Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay lagula eegtay degaanka...

laamaha Amniga Somalia oo gacanta ku dhigay Hilibka Waraabaha & Nin ka Ganacsanayay

0
Laamaha Amniga Degmada Qoryooleey oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa howlgal ay sameeyeen ay gacanta ku dhigeen Shaqsiyaad Hilibka Waraabaha ku dhex...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...