Home 2021
Yearly Archives: 2021
Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada AMISOM
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Burundi oo ka tirsan AMIISOM...
Dad badan oo ku dhintey kuleyl ka jira dalka Canada
Dad tiro badan ayaa ku dhintey wadanka Canada, ka gadaal markii kuleyl aan la qiyaasi Karin uu ku kordhey heer kulka.
Booliiska Vancouver ayaa sheegay...
Saddex arrin oo Al-Shabaab ay dalbadeen oo qasbay barakac ka socda Mudug {AKHRISO}
Deegaanada Wasil iyo Bacaadweyn oo ka tirsan bariga gobalka Mudug ayaa waxaa ka socda barakac xoog leh oo ay sameynayaan dadka degaanka, kadib markii...
Maamulka dhaqaalaha doorashada oo la isku hayo
Waxaa shalay lasoo geba-gebeeyey shirka u dhaxeeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda maamul gobaleedyada iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir, ee looga hadlayey arrimaha...
Golaha Wadatashiga oo soo saaray jadwal doorasho iyo go’aano kale
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku gaareen shirka arrimaha doorashada ee ay ku...
Dhageyso: Siyaasi ka hadlay Xukunkii dilka ahaa Maamulka Puntland uu ku Fulliyay Rag...
Sheekh Isaaq Xuseen Mursal Geesdheere oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xukunkii dhawaan Maxkamada Ciidanka...
Shirka Golaha wadatashiga oo socda & Guddi hortegay
Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaaa Maalintii labaad oo xiriir ah ka socda Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka, kaas oo uu guddoominayo Ra’iisul...
Tanzania oo markii uggu horeysay ka hadashey xaaladda coronavirus
Dowladda Tanzania, ayaa markii uggu horeysay muddo sanad ah si buuxda shaaca ugga qaadey xaaladda cudurka covid19 ee dalkaasi.
Intii lagu guda jirey shir jaraa’id...
Maamulka Hir-Shabeelle & Hay’adda FAO oo ka wada hadlay ka hortagga fatahaadaha
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa manta kulan ku yeeshey Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda beerahaHir-shabeelle Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) oo ay wehlinayeen Gudoomiyaha Gobolka...
Ciidamo dowladda Soomaaliya geysay degaanka Wisil oo howlgal bilaabay
Ciidanka Kumaandooska Danab Ururka 6 aad Guutada 16 aad oo ay dowladda Soomaaliya geysay degaanka Wisil ayaa waxaa ay halkaasi ka bilaabeen howlgal ka...