Home 2021
Yearly Archives: 2021
Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka ee Muqdisho
Waxaa Maanta Maalintii labaad gelaya Shirka Golaha wdatashiga doorashooyinka , kaas oo shalay Madaxda uga furmay Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, kaas oo...
Al-Shabaab oo Goob fagaare ah ku toogtay 10 Ruux
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay markale Goob fagaare ah ku toogteen muddo todobaad ah gudihiis 10 Ruux oo ay ku eedeeyeen...
Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo furmay
Waxaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleedyada & Guddoomiyaha...
Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay 6 Ruux
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaal degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay ku toogteen lix ruux oo ay sheegeen...
RW Rooble oo Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka qanciyay tabashadii uu qabay
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay kulan khadka taleefoonka ah oo ay la yeeeheen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo uu...
Maxaa sababay isbeddelka siyaasadda Kenya ee Somalia?{AKHRISO}
Magacaabidda Jeffrey Feltman ergeyga gaarka ah ee Geeska Afrika ayaa rajo iftiimisay. Diblomaasiyaddaas ayaa sare u qaadday dadaallada wax looga qaban karo gobol ay...
Wasiir ka tirsan DF oo ciidamo ku diyaarsaday duleedka KISMAAYO.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Dheere ayaa lagu warramayaa in uu ciidamo beeleed ku diyaarsaday duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaas...
Galmudug oo ka hadashay weerarka lagu qaaday degaanka Wisil
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in qasaare xooggan lagu...
Puntland oo saaka dil toogasho ku fulisay 21 Rag ah
Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku toogatay 18 qof oo dhawaan lagu xukumay dil, kaddib markii lagu helay inay ka tirsan...
Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in aysan qeyb ka aheyn Shirka Maanta furmaya
Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegay inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir...