25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dil ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in degaanka Bacda ee Duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ku dishay Nin la sheegay in uu ahaa...

faafaahin: qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah yeelanaya

0
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah Shir Degdeg ku yeeshaan Caasimadda dalka...

Jeneraal Xuud oo war kasoo saaray arrin laga faafiyey{AKHRISO}

0
Hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan, Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay kulan la sheegay inuu xalay...

Tahriibayaal Jabuutiyaan ah oo ku dhintay Doon la degtay

0
In ka badan 250 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay Doonidaasi oo ka shiraacatay Xeebaha Jabuuti, kuna sii jeeday Yemen. Doonidaasi oo ay la socdeen ilaa 300...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo degaano dhowr ah la wareegay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo...

Madaxweyne Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland

0
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada...

Puntland oo xukun ku riday 18 rag ah

0
Raggan ayaa maanta lagu xukumey Maxkamad ku taal  magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana ay gaarayaan illaa sideed iyo toban rag ah. Toddobo iyo toban...

Dowladda Uganda oo taageero u balan qaaday Maamulka Gobolka Banaadir

0
Guddoomiye Ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka  dowladda Ugandha Ambassador Mugisha, waxa ayna...

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Jubbada Hoose

0
Wararka naga soo gaaraya degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaa  ay weerar madaafiic ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...