25.5 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

0
Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo xilkii ka qaaday mid kamid ah Golihiisa Wasiirada{AKHRISO}

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa xilkii ka qaaday Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Maxamed Cilmi. Qoraalka kasoo baxay...

Al-Shabaab oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Koonfur Galbeed

0
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirka iyo Magaca Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ciidamada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaas oo ay sheegeen in...

Meydka Gabar Soomaaliyeed oo laga helay Magalada Mombasa

0
Gabadhaan oo lagu Magacaabi jiray Najma Cabdullaahi Macalin ayaa waxaa la la’aa muddo Afar Cisho ah, waxaana meydkeeda laga helay wadada weyn ee Dongo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday ganacsato lagu helay la Shaqeynta Al-Shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag Ganacsato ah oo loo...

Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq & banaabax ka dhashay

0
Nin hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Gudaha degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud uu ku dilay Nin Oday ah oo kamid ahaa dadka ku...

Wafdi gaaray Magaalada Beledweyne & kulamo ka bilaawday

0
Wafdi u hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo dib u dajinta Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Cabdikariin Cali Nuur, oo ay qeyb kayahiin masuliyiin katirsan...

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo ka hadlay weerarka dadka lagu dilay

0
  Afhayeenka Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Bashiir Maxamed Salaad (Sanka) aya marka hore u tacsiyadeeyay dadka Ganacsatada ahaa ee xalay lagu dilay weerar...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay haddii uu is-sharxayo.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa meesha ka saaray inuu damac uga jiro xilka madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna shaaciyey inuusan is-sharxi doonin doorashada la...

Hay’adda gargaarka oo ka digaya macluul ka dilaacda gobolka Tigray

0
In ka badan 350,000 qof ee gobolka Tigray ee dalka Ethiopia ayaa waxaa heysta xaalado macluul, iyadoo malaayiin kalena ay halis ku jiraan, sida...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...