25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Madaxweynihii hore ee Kenya Mwai Kibaki oo geeriyooday

0
Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta. Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa...

Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xildhibaannada lagu...

0
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq...

SEIT Jubbaland oo Ceelwaaq ku qabtay Doorashada kuraas kamid ah 16ka kursi ee Gedo...

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Jubbaland ayaa maanta Degmada Ceelwaaq ku qabtay Doorashada kuraas kamid ah 16ka kursi ee deegaan-doorashadooda laga...

Ruushka oo tijaabiyey gantaal cusub iyo Rer galbeedka oo wadnaha fatra ku haayo

0
Milateriga dalka Ruushka ayaa sheegay inay si guul ah u sameeyeen tijaabadii ugu horreysay ee gantaal cusub oo qaaradaha isaga kala gudba, hubkaas oo...

Xildhibaan Sareedo Oo Ku Guuleysatay Doorshadii Ku Celiska Aheyd Ee Hop154

0
Xildhibaan Sareedo oo ku guuleysatay doorshadii ku celiska aheyd ee Hop154 Xildhibaan Sareedo Mohamed Abdalla ayaa ku guuleysatay doorashada ku celiska aheyd ee kursiga Hop154,...

M/W kuxigeenka Puntland waxaan si KMG ah ula wareegay Xilka Madaxweynaha .

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa ku dhowaaqay in uu si kumeel gaar ah ula wareegay Xilka Madaxweynaha maamulka, ka dib markii...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo u yeeray Wasiirka Batroolka Somalia

0
Xeer-ilaaliyaha Guud ee QarankaSuleymaan Maxamed Maxamuud ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Betroolka & Macdanta Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed kuna amray inuu...

Taliye Xijaar “Habeenka ay ugu yar tahay labo ama saddex askari oo booliis...

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), oo ka hadlayay dilalka ay geystaan askarta ka tirsan ciidamada Booliiska, ayaa sheegay in tuugada...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka.

0
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo safar ku jaaga Dalka Mareykanka ayaa maanta kulan waxa uu la qaatay Madaxweyne ku xigeenka...

Nin Dambi U Gaystay Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Maxkamadda Horteeda Ka Qirtay

0
David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qirtay inuu Cumar u diray email sannadkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...