Home 2022
Yearly Archives: 2022
Taliska Booliska Galmudug oo Amarro soo saaray
Taliyaha qaybta guud ee Booliiska dowlad Goboleedka Galmudug G/Sare Khaliif Cabdulle Maalin ayaa Maanta soo saarey amaro culus oo la xiriira dhanka Amjiga ee...
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Xubin kasoo goostay Al-Shabaab
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga daka ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cali Cabdullahi Cali Oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Khaalid oo ka...
Sanbaloolshe oo Xildhibaan loo doortay lana kulmay Cali Guudlaawe
Magaalada Beleweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada kursiga Hop#058 oo uu horay ugu fadhiyay Nuur Iidow Beyle oo ka...
Madaxweynaha Galmudug oo Shaqadiisa dib ugu soo celiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shaqada dib ugu celiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug.
Qoraal kasoo baxay...
Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay xaaaladda Amni ee dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee sii xumaaneyso xilligan.
Sheekh Shariif ayaa...
2 Kursi oo maanta lagu doortay Kismaayo
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta soo gaba gabeeyay doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada Kismaayo, iyadoo maanta...
Gudiga doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada 2 Kursi
Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista Ergada dooraneysa labada Kursi.
Qoraal...
Madaxweyne Deni oo Magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee Wasaaradda Amniga iyo DDr-ta Dowladda...
Sheekh Aadan Sunne oo Alshabaab ku biiray
Sheekh Aadan ayaa xaqiijiyay in uu ku biiray Al-Shabaab, kadib markii uu ka baxsaday deegaanada Somaliland.
Waxa uu sheegay Sheekh Aadan in uu ku sugan...
Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo dhaliilay Magaca Urur looga dhawaaqay M /Muiqdisho
Ugaas Aweys Sheekh Xuseen Huneero oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo U’ ololeynta ‘ ee loo Soo gaabiyo (SAMO) ayaa Wax laga...