25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Mareykanka Oo Su’aal Ka Keenay Ciidamada Ruushka Ee Ku Sugan Kazakhstan

0
Xukuumadda Washington ayaa su’aal ka keentay go’aanka dalka Kazakhstan ee uu taageero militari uga codsaday Ruushka sababo la xiirira dibadbaxyada rabshadaha wata ee dalkaasi...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maalintii 5-Aad Lasoo Xiray Natiijo La’aan

0
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda 5-ta dowlad Goboleed iyo...

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray

0
Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo lagu qaaday xero ay...

Laba Caruura oo mataano ah oo ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen

0
Laba Caruura oo mataano ah ayaa maanta ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku yaala degmada Dila ee gobolka Awdal gaar...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaddda Soomaaliya oo dalab u gudbiyay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka

0
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa qoraal uu u diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka waxaa uu kaga dalbaday in loo yeero Illaa Shan Sarkaal Ciidan oo lagu...

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in la wareejinayo maamulka...

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022, waxaa uu beeniyay...

Shirka Golaha Watashiga Qaran oo maalintii Afaraad lagu qabanayo Muqdisho

0
Maanta Maalintii Afaraad ayaa lagu qabanaaya Magalada Muqdisho Shirka Golaha wadatashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleed iyo...

Ciidamo ka Tirsan Puntland oo Xabsi loo taxaabay

0
Booliiska Puntland , ayaa xalay xabsiga dhigay 13 askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland, sida ay xaqiijiyeen saraakiilka tirsan maamulka Puntland. Ciidamo ka tirsan...

Dhageyso: Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar oo warsaxaafdeed uu soo saaray ku baaqay in...

0
Iyadoo shir uu ka socdo Muqdisho ay leeyihiin golaha wadatashiga qaran islamarkaana lagu saxayo khaladaadkii ka dhacay doorashooyinka dalka ayaa hadana waxa jira baaqyo...

Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Markab Laga Afduubtay Biyaha Caalamiga Ah

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka “Rawabi” oo  ku safrayay xeebaha Xudeydah ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...