khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxa ayaa waxaa fuliyay qof ismiidaamiyayoo isku soo rakibay Walxaha Qarxa , wuxuuna ka  dhacay maqaayad lagu magacaabo Luul Yamini oo ku Taala Degmada Xamar Jajab Agagaarka Xabsiga Dhexe

Ciidamo ka Tirsan hay,adaha Amniga ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ee maqaayada Luul yameni Waxana jira khasaara ka dhashay qaraxaasi

Warar ayaa sheegaya in Qaraxa  inta uusan dhicin Maqaayada dad badan ay ku sugnaayeen kuwaas oo doonayay in ay ka cunteeyaan hasae ahaatee qaraxa markaliya laga maqlay halkaas oo mashquul badan uu ka jiray xilliga Qaraxa uu dhacayay

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com