Madaxweynaha Jubland oo soo dhameystiray Magacyada Xubnaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubland  Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhameystiray magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku harsanaa Xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto Jubaland.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com