Tirada Kiisaska COVID 19 ee Muqdisho oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshadda ee XFS waxay shalay soo saartay War-saxaafadeed lagu xusay inay soo kordheen 9 Kiisaska COVID 19, oo ay tirada guud haatan gaartay 21 Kiis.

Bukaanada laga helay Kiisaskaasi waxaa ka mid ah 2 Sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo horeyna 2 Sarkaal looga helay COVID 19.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka:

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com